Monthly Archives: November, 2015

Meesha ugu xun ee Hooyo lagu noqdo!!

Muqdisho - Tirinta dadka ku dhinta Afrikada saxaraha ka hooseysa, ma ahan la yaab in meesha ugu halista daran ee dunida halkaas oo lagu...

Markuu Muslimku jecel-yahay Alle iyo umaddiisa

Muqdisho (Himilonews) - Waqtigii Cumar Binu Al-Khadaab RC, uu Xukunka Islaamka haayey, ayaa Saddex Qof waxey hor keeneen Cumar binu Khadaab Nin Dhalinyaro ah,...

OIC oo TV Islaami ah howl-galinaysa

Jeddah, Sucuudiga (Himilonews) - Ururka Midnimada Islaamka ee OIC ayaa horay u qaadaya tallaabo lagu howl-galinayo fogaan arag Islaami ah kaas oo ku bixin...

Ahmad Alshugairi; Nin Ummad u dhigma

Jeddah, Saudi Arabia (Himilonews) - Ahmad Mazin Alshugairi wuxuu  19-kii June 1973-dii ku dhashay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga. Waa geyfane Sucuudi ah iyo hal-tebiye saxaafadeed....

Fariimaha Jaceylka

Xeebta Lammaanaha, Muqdisho - Waxaa tahay gogol-dhigga iyo gunaanadka maskaxdayda goor iyo ayaan kasta. Waxaan dareemaa bukto marka aan ku fikiro inaan kaa sooco...

Australia: Markuu geel-jiraheennu macalin noqdo

Muqdisho (Himilonews) - Soomaalida ku nool Australia ayaa bilaabay inay door ku yeeshaan dhaqashada geela ku nool dalka kaligii u taagan qaaradda Shanaad ee...

Markuu Wajigu kaa qarsoomo!!

Muqdisho (Himilonews) - Gabar dhalinyaro ah ayaa waji la'aan ku nooleyd taniyo dhalashadeeda iyada oo ay dhaqaatiirtu u sheegeen in qalliin lagu sameeyo uu...

Haweeney Filastiiniyad ah oo geesimo ku shahiiday

Muqdisho - Ilaalada ayaa rasaas kor ugu riday si ay uga joogsato kob-baaritaan oo u dhow magaalada Qalqilya. Waxaana ugu danbeyntii toogtay ciidamada amaanka,...

Ugaarsiga Facebook-ga

Nairobi, Kenya - Bilooyin kahor, gabar 16-jir ah ayaa kasoo tagtay Nakuru iyada oo soo aadeysa Limuru si ay ula kulanto nin ay muddaba...

Boqor Keymaha oo Halis ku sugan

Kenya - Liic culus ayaa ku socda tirada Libaaxa ee ku nool Afrika gaar ahaan bariga Afrika. Ku sinnaan 1940-kii, tiro ku dhow 450,000...

Most Read