Monthly Archives: November, 2015

Suuqa Saddex-xagalka iyo Sallada Qudaarta

Muqdisho (Himilonews) – Aragtida ganacsiga Suuqyada waaweyn ee maanta ugu caansan magaalada Muqdisho sida Bakaaraha iyo Suuq-Bacaad—markaad muggooda iyo muuqaalkooda ku dheygagto—ha qaayibin inay...

Shan walxood oo Swizerland ku caan tahay

Muqdisho - Qulqulka webiyada, harooyinka iyo abid-cagaaranta dabiiciga ah--halkani waa Swizarland: dalka ugu quruxda badan Yurub. Waa dal ay ku midoobeen umad kala afaf...

Faa’iidooyinka ku jira Mooska

Muqdisho (Himilonews) - Halkan waxaynu idin kugu soo ban-dhigaynaa tira dhowr faa'iido ah kuwaas oo ku jira Mooska caafimaad ahaan. Tanina waxaan kusoo ban-dhigaynaa...

Daawo sawirro naxariis kugu abuuraya!!

Muqdisho - Naxariistu waa qeyb kamid ah insaanimada. Haddii naxariis la waayo, majirteen rajo ay dadku naawilaan. Naxariistu waa bogsimaadka marxalad kasta oo adag...

Safaaradda Hindiya oo xafiiskeeda furaneysa

Muqdisho - Madax-weynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga rasmiga ah ee danjiranimada kaga guddoomay xarunta Madaxtooyada dalka danjiraha cusub ee Hindiya u...

Qaxootiga Yemen oo kusoo qulqulaya Jabuuti

Djibouti - Iyada oo wali dagaallo ay ka socdaan gudaha dalka Yemen, in-ku-dhow 120,000 oo qaxooti ah ayaa kasoo cararay dalkaas. Tira ku dhow...

Golaha Shacbiga oo dalbaday in dalka laga saaro KDF

Muqdisho - Golaha Shacbiga Soomaaliyeed ayaa ka doodaya suura-galnimada ah in ciidamada shisheeye ee Kenya--kuwaas oo qeyb ka ah howl-galka loogu yeero Nabad Ilaalinta...

Fariimaha jaceylka

Muqdisho - Wax waliba adiga ayaa iiga sharaf badan . wey iidhiman tahay adiga oo kale. Meel waliba waad kaqurux badan tahay. Qof walba wuxuu...

Dhaqtar kufsaday gabar 15-jir bukaan ah!

Nairobi - Bileyska Siaya County ayaa raadinaya dhaqtar lagu soo eedeeyey inuu kufsaday gabar 15-jir bukaan ah xilli uu baaritaan ku sameynayay xaaladeeda caafimaad.  Dhaqtarka...

Khilaafada Islaamka oo sheegatay weerarkii Paris

Muqdisho - Khilaafada Islaamka ayaa dhabarka u ridatay mas'uuliyadda weerarkii Paris kaas oo ka tagay dhimashada in-ka-badan 120 qof sida lagu sheegay warbixin toos...

Most Read