crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo sawirro naxariis kugu abuuraya!! | HimiloNetwork

Daawo sawirro naxariis kugu abuuraya!!

Muqdisho – Naxariistu waa qeyb kamid ah insaanimada. Haddii naxariis la waayo, majirteen rajo ay dadku naawilaan. Naxariistu waa bogsimaadka marxalad kasta oo adag oo nolosha kugu soo waajahda.

Hadaba, Himilonews.com, waxay halkan idin kugu soo gudbinaysaa sawirro kicinaya dareenka iyo damiirka qofka Insaanka ah siiba Muslimka oo ah danjiraha Alle u igmaday noolaha dunida.

x1x2 x3x4x5x6x7x8x9

Fahamka ujeedo ee sawirada laga dhadhansan karo, waxaan u deyneynaa aqristayaasheenna. Hadday si kuugu adkaatana, fadlan nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com

Isha: Himilonews.com

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!