crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daadad saameeyey Soomaali badan | HimiloNetwork

Daadad saameeyey Soomaali badan

Muqdisho – Ku dhawaad 90,000 oo Soomaali ah ayaa waxaa saameeyey daadad ka dhacay gobollada qaar ee dalka. Tira taas kamid ah oo ku dhow 42,000 ayaa ka barakacay guryahooda marka loo eego warbixinta ay soo saartay UNOCHA.

Sanadkan roobabkii da’ay ayaa ka sara-maray heerkii caadiga ahaa ee awal ka di’i jiray dhinaca koofureed ee dalka. Fatahaadaha awgood, badi waxay u tiirinayaan is-badalka cimilada ee dhinaca badda–El Nino taas oo si joogto ah uga soo sara-kaceysay badweynta Dagan ee Pacific–kana dhigtay heer-kulka badda mid aad uga qabow sidii caadiga aheyd ayaa laga soo xigtay fogaan aragga Carbeed ee Al-Jazeera.

Soomaaliya ayaa leh cimilo engegan taas oo la yaab ku leh dal kaas oo ku dhow xariiqda Dhul-baraha.

Xilli roobaadyada ayaa badi u dhaxeeya bilaha April iyo November.

Isha: Himilonews.com

Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!