MUQDISHO (HN) — 40 jir kamid ah shaqaalaha nadaafadda ee magaalada San Luis Potosi, dalka Mexico ayaa dhintay xilli uu qashin saarayay gaariga kaddib markii ay ku fakatay xabad kasoo baxday afka qori ku dhex jiray qashinka oo aan la ogeyn. Qoriga ayaa lagu soo dhex riday bacaha waaweyn ee qashinka; waxaana qashin-qaadaha uu damacsanaa inuu saaro gaariga si looga ...
Read More »Monthly Archives: October 2023
Mashruuca Quudi Baahanaha oo gargaaraya siinaya Darbi-jiifta
MUQDISHO (HN) — Qaar badan oo iyaga kamid ah, waxaa barida dhulka ugu dhiftay saboolnimo. Waana xubeer fara-maran. Waxaase ay ka faa’iidaan Mashruuca Quudi Baahana ‘feed the hungry’, waxaana ka qeyb noqda samafalayaal badan oo Muslimiin ah. Daafaha iyo gudaha magaalada Cleveland ayay gaarsiiyeen cunnooyin bisil si ay uga faa’iidaan dadka gaajada la jiifa gidaarrada. “Ka Muslim ahaan, kaalinteennu waa ...
Read More »Samadoonayaal gargaar la gaaraya Darbi-jiifta
MUQDISHO (HN) — Samadoonayaal ka yimid Masjidka South Bend, Indiana, ayaa wadajir uga shaqeynaya inay cunnooyin bisil oo gaaraya 2,000 oo saxamo ah la gaaraan darbi-jiifta magaalada. Waana mashruuc ay iska kaashanayaan Islamic Society of Michiana iyo Pious Projects of America. Islaamka ayaa dhiirrigeliya samafalka, wanaagga iyo wax-bixinta. Waxaana samadoonayaashan ay badankood ahaayeen dhalinyaro lab iyo dhedig isugu jira.
Read More »Iskuul caro-geliyay gabdho arday ah iyo waalidiintooda kaddib markii ay musqulaha……
MUQDISHO (HN) — Iskuul ku yaalla gobalka Bolshoy Kamen ee dalka Ruushka ayaa dhaleeceymo xooggan kala kulmaya ardayda, waalidiinta iyo bulshada kaddib markii la ogaaday in kaamirooyinka CCTV-ga ay ku xireen suuliga ama musqulaha ay adeegsadaan gabdhaha dhigta dusgiga. Dad badan waxay suuliyada u arkaan halkii ugu dambeeyey ee qofku ku dhowrsan yahay oo uusan ka filan karin fara-gelin. Qof walba ...
Read More »Daalibul-cilmi: Da’yarkii safar dhulka uga baxay Gini si uu u gaaro Masar.
MUQDISHO (HN) — Waxaa ka go’neyd inuu ku biiro Jaamacadda Al-Azhar oo kamid ah ugu mudan dunida Muslimka. Waana sababta ku qaaday Mamadou Safaiou Barry oo ah arday u dhashay dalka Gini inuu baaskiil uga soo baxo dalkiisa ilaa uu ku yimaado dalka Masar. Sheekada safarkiisa laga yaabee inaysan ugub ahayn. Waxaase cajiib leh inuu baaskiil celis ah oo horay ...
Read More »“Booqashadayda Xajka waan ku bogsaday.” – Nadia Xuseen.
MUQDISHO (HN) — Booqashadii ay ku tagtay Makka waxay ku tilmaamay waaya’aragnimo qofnimadeeda iyo ruuxdeeda kusoo kordhiyay macaan dheeraad ah oo ay ka heshay diinta Islaamka. Nadiya Hussain, waxay is raaceen seygeeda iyo saddex carruur ah oo uu dhalay. Waxayna soo fahamtay waxa ay ka dhigan tahay xaajinimada iyo xikmadda Eebbe u jideeyey in qof walba oo Muslim ah oo ...
Read More »Feeryahannada Mexico oo qaadatay diinta Islaamka.
MUQDISHO (HN) — Feeryahannada miisaanka culus ee u dhalatay dalka Mexico, Amber Leibrock ayaa qaadatay diinta Islaamka – iyada oo tilmaantay inay heshay farxad iyo liibaan aysan weligeed horay u helin. Sida ay kusoo warramayso Khaleej Times, 35-jirtan ayaa Muslim-nimadeeda ku sheegtay baraheeda bulshada waxayna si qoto dheer uga hadashay sida Islaamku nolosheeda u beddeshay. “Bilihii lasoo dhaafay oo dhan waxaan ...
Read More »Australia – Jameeco Masaajid oo la barayo gargaarka degdegga.
MUQDISHO (HN) — Marka la joogo xaaladaha degdegga ah, 90% samafalayaasha usoo baxa inay gurmad iyo gargaar degdegga ah bixiyaan waa dad iska caadi ah. Qof kastana wuxuu noqon kara halyay kaalintaas buuxiya. Waxaa kaliya kugu filan inaad qaadato tababbarada la xiriira gargaarka degdegga ah. Iyada oo taas laga duulayo, dhaqaatiirta Muslimiinta Australia ayaa siinaya tabbarro la xiriira gargaarka degdegga ...
Read More »Kaniisad loo beddelayo Masjid si Muslimiintu ugu cibaadeystaan!
MUQDISHO (HN) — Kaniisad beylahday oo aan wax shaqo ah lagu qaban taniyo sannadkii 2020 ayaa la filayaa in laga dhigo Masjid lagu tukado salaadaha iyo isu-tagga bulshada Muslimiinta ah ee ku nool Bratford. Taniyo sanadkii 1870 ayay soo jirtay kaniisaddan waxaana iibsaday golaha bulshada Muslimiinta ee degmada, waxaana qorshuhu yahay in sida ugu dhaqsiyaha badan looga dhigo masjid, sida ...
Read More »Gurigii Samafalaha ‘ee ka badbaaday’ Fatahaaddii Liibiya ka dhacday!
MUQDISHO (HN) — Fatahaadihii ba’naa ee ka dhacay gobalka Derna, dalka Libya, waxay ka tageen burbur baaxaddaas la’eg, balse hal guri ayaa ku dhex badbaaday bartanka musiibooyinkaas. Wuxuu soo jiitay indhaha caalamka – isaga oo qabsaday hadalheynta dunida. Dhammaan guryihii jaarka la ahaa oo dhami waxay ku dhamaadeen oogada dhulka, waxaana uu keligiis ka dhex taagan yahay kax bannaan isaga ...
Read More »