crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> “Booqashadayda Xajka waan ku bogsaday.” – Nadia Xuseen. | HimiloNetwork

“Booqashadayda Xajka waan ku bogsaday.” – Nadia Xuseen.

MUQDISHO (HN) — Booqashadii ay ku tagtay Makka waxay ku tilmaamay waaya’aragnimo qofnimadeeda iyo ruuxdeeda kusoo kordhiyay macaan dheeraad ah oo ay ka heshay diinta Islaamka.

Nadiya Hussain, waxay is raaceen seygeeda iyo saddex carruur ah oo uu dhalay. Waxayna soo fahamtay waxa ay ka dhigan tahay xaajinimada iyo xikmadda Eebbe u jideeyey in qof walba oo Muslim ah oo awooda uu Kacbada booqdo.

“Waxaan qaadnay 40,000 oo tallaabo ah; iyada oo weliba heerkulka cadceeddu uu gaarayo 49 digree,” ayay tiri. “Waxaan ka dumar ahaan xaqiiqsaday awooddayda gaarka ah iyo sida diinteenna macaan ay nooga dhigtay kuwo kaalin cad ku leh doorka nolosha iyo dabcan cibaadada.”

Islaamku waa diinta ugu weyn uguna faafitaanka badan caalamka.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!