HomeDunida MuslimkaSamadoonayaal gargaar la gaaraya Darbi-jiifta

Samadoonayaal gargaar la gaaraya Darbi-jiifta

MUQDISHO (HN) — Samadoonayaal ka yimid Masjidka South Bend, Indiana, ayaa wadajir uga shaqeynaya inay cunnooyin bisil oo gaaraya 2,000 oo saxamo ah la gaaraan darbi-jiifta magaalada. Waana mashruuc ay iska kaashanayaan Islamic Society of Michiana iyo Pious Projects of America.

Islaamka ayaa dhiirrigeliya samafalka, wanaagga iyo wax-bixinta. Waxaana samadoonayaashan ay badankood ahaayeen dhalinyaro lab iyo dhedig isugu jira.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments