MUQDISHO (HN) — Waxaa aad Shiinaha u qabsatay sheekada haweeney 40 jir ah oo dooratay inay shaqo joogto ah – oo ay lacag ku qaadanayso – ka dhigato daryeelka labadeeda waalid. Waxay isaga soo tagtay shaqo muddo 15 sannadood ah ay ka heysay shirkad haweeneydan oo la yiraahdo Nianan. Waxaana ku badnaa nasiino la’aan joogto ah iyo warwar. Laakiin labadeeda ...
Read More »Monthly Archives: May 2023
Arday danyar Muslimiin ah oo ka faa’iidaya Mashruuc la mahdiyay!
MUQDISHO (HN) — Bixi hal £1 oo suuragali inuu arday Muslim ah ku helo cunto ku filan inta uu iskuulka joogo waa barnaamij la mahdiyay oo ka hirgalaya UK. Waana qeyb kamid ah ol’olaha lagu taageerayo qoysas danyarta ah ee Muslimiinta. Cunnooyin bisil, miromagaal ama khudrado sida tufaax, moos, cananaas iyo wixii la halmaala ayay ardaydu ku helayaan halkaas gini. ...
Read More »Sonny Williams oo ka sheekeeyey sida loogu ‘takooray’ Shaabadda saaran korkiisa markuu Islaamay!
MUQDISHO (HN) — 14 sano kaddib qaadashadiisii diinta Islaamka, laacibka New Zealand u dhashay ee Sonny Bill Williams ayaa ka sheekeeyey teedadkii ama caqabadihii ka horyimid markii uu qaatay Islaamka – gaar ahaan, aragtida dadku ka heysteen qof Muslim ah oo haddana shaabad ay ku dhegan tahay korkiisa. Barnaamijka toos uga baxayay warfidiyeenka oo uu la daadihinayay Sheekh Mufti Menk, Sonny ...
Read More »Islaamka oo si xowli ah ugu faafaya gudaha dalka Spain mar kale.
MUQDISHO (HN) — Gu’yaal badan, dadka Spain waxay qaadanayeen diinta Islamka, iyaga oo toddobaad walba maalinta Jimcaha – salaadda Khudbada kaddib – dalbanaya in loo qabto shahaadada. Waxay dhab ahaan u doonayaan inay ku biiraan diinta ugu faafidda badan caalamka ee Islaamka. Muuqaal ay soo dhigtay wakaaladda Anadolu Agency, da’yar Spain u dhashay oo la yiraahdo Jose Miguel waxaa la ...
Read More »“Islaamku wuxuu iga badbaadiyay nolol maandooriye leh.” — Feeryahan Lee.
MUQDISHO (HN) — Feeryahanka miisaanka culus ee Kevin Lee ayaa markii ugu horreysay kaddib qaadashadiisa diinta Islaamka wuxuu ka hadlay noloshii ciriiriga iyo quusta ahayd oo uu ku jiray siiba markii uu ka dhaawacmay jilibka. Isaga oo la hadlayay kanaalka TheDeenShowTV, Lee wuxuu yiri; “Waxaan toos uga soo baxay godka dambiyada iyo walwalka. Markii aan maray qaliinkii la iiga sameeyey jilibkana, ...
Read More »Dadka Japan ‘oo mar kale la barayo’ sida loo dhoolla-caddeeyo.
MUQDISHO (HN) — Waxay xirnaayeen afxir ama afsaab muddo saddex sannadood ah. Hadda dad badan oo Japan u dhashay waxay iska diiwaangeliyaan iskuul lagu barto sida loo muudsoodo ama loo dhoolla-caddeeyo mar kale. Dhoollaha oo la caddeeyo waxay Japan ka tahay falcelin dabiici ah, laakiin saddexdii sannadood ee lasoo dhaafay qofna ma uusan dhoolla-caddeynin sababta oo ah qof walba wuxuu ...
Read More »Gabadhii ‘la saaxiibtay’ inan uu Saaxiibkeed si hoose ula shukaansaday.
MUQDISHO (HN) — Haweeney u dhalatay dalka Venezuela ayaa qabsatay hadalheynta baraha bulshada kaddib markii ay ku dhawaaqday inay la saaxiibtay gabadhii ka shukaansatay wiilkii ay jecleyd. Waxayna sheegtay inay doonayso inay isla qeybsadaan gacaliyaheeda. Sofía Gutiérrez, oo ku nool Lecheria, Venezuela, ayaa ka yaabsatay dadweynaha kaddib markii ay soo dhigtay sawir ay ku wada jiraan gabar horay xiriir ula sameysay ...
Read More »Haweeney – maseyr dartiis – xabsi guri ka dhigtay ninkii ay jecleyd.
MUQDISHO (HN) — Haweeney maseertooy ah oo ku nool dalka Arjantiin ayaa xabsiga loo taxaabay markii ay saddex maalmood oo xiriir ah xabsi guri ka dhigtay jaceylkeeda ay isla socdeen muddo lix bilood ah. Sababta ay sidaas u sameysay ayaa lagu sheegay inay kahortagaysay inuu qiyaano ama naago kale la shukaansado. Booliska magaalada La Plata ayaa si kastaba soo badbaadiyay ...
Read More »Qoyska iska diiday inay iibiyaan gurigooda ku yaalla bartamaha fagaaraha magaalada.
MUQDISHO (HN) — Qoys ku nool magaalada Sidney, Australia ayaa lagu amaanay go’aankooda ah inay iska diideen iibsashada guri ay leeyihiin oo bartanka fagaaraha magaalada ku yaalla kaas oo loo gaaray adduun dhan malaayiin lacag ah. Deriskooda oo dhan waxay isaga guureen fagaaraha waxayna degaamaysteen meelo kale. Laakiin qoyskan ayaa iska diiday dhammaanba lacag walba oo loo gaaray. Mana qorsheynayaan ...
Read More »Laacibiin Muslimiin ah oo iska diiday xirashada astaanta LGBT.
MUQDISHO (HN) — Laaciibka naadiga Toulouse, Zakaria Aboukhlal iyo xiddiga Nantes, Mostafa Mohamed ayaa laga reebay kulamada kooxahooda kaddib markii ay diideen inay xirtaan maaliyad ay ku xardhan yihiin astaamaha Ragga ragga u hawooda ama LGBT-ga. “Waan xushmaynayaa kala duwanaanta, waxaase sidoo kale ilaashanaya xuduudayda,” ayuu yiri laacibka Mostafa. “Aniga oo taas maanka ku haya iima suurta-geli karin inaan xuduudaas ...
Read More »