HomeDunida MuslimkaArday danyar Muslimiin ah oo ka faa'iidaya Mashruuc la mahdiyay!

Arday danyar Muslimiin ah oo ka faa’iidaya Mashruuc la mahdiyay!

MUQDISHO (HN) — Bixi hal £1 oo suuragali inuu arday Muslim ah ku helo cunto ku filan inta uu iskuulka joogo waa barnaamij la mahdiyay oo ka hirgalaya UK. Waana qeyb kamid ah ol’olaha lagu taageerayo qoysas danyarta ah ee Muslimiinta.

Cunnooyin bisil, miromagaal ama khudrado sida tufaax, moos, cananaas iyo wixii la halmaala ayay ardaydu ku helayaan halkaas gini.

Waxaa la hirgaliyay sannadkii 2022, waxaana ilaa hadda la bixiyay 1,600,000 million oo cuntooyinkaas fudud ah oo la siinayo ilmaha kasoo jeeda qoysaska danyarta ah.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments