Monthly Archives: May, 2023

Sawirro – Kaniisad 150 jir ah oo loo beddelay Masjid.

MUQDISHO (HN) -- Masjidka Masjid-e-Taqwa oo horay u ahaa Kaniisad la yiraahdo St Chad waxaa toddobaadkan markii koowaad lagu oogay salaadaha. "Waxaan isku daynay...

La kulan – 22 jirkii Ardayga ahaa ‘ee guursaday’ macalimaddiisa oo 48 jir ah.

MUQDISHO (HN) -- Wiil arday Malaysian oo 22 jir ah ayaa guursaday 48 jir macalimadiisa ah waxaana sheekadiisu ay abuurtay hadalheyn. Muhammad Danial Ahmad Ali,...

Jaamacadda Georgetown oo Masjid u sameysay Ardaydeeda..

MUQDISHO (HN) -- Jaamacadda Georgetown ayaa noqotay midii koowaad oo ardaydeeda Muslimiinta ah u sameysa goob ay ku tukadaan oo loogu diyaariyay weysa-qaadka. Mashruuca...

Webiga Guduudane oo dalka Peru.

MUQDISHO (HN) -- Sannad kasta buuralayda Vilcanota ee dalka Peru waxaa la arkaa biyo dhiig u eg oo uu sido webiga kaas oo ku shubma...

Molar City – Magaalada ugu badan oo xarumaha daweynta ilkaha ay ka furan yihiin.

MUQDISHO (HN) -- Los Algodones oo ah magaalo yar oo Mexico ku taal oo ay ku nool yihiin dad gaaraya 7,000 waxay leedahay xarumaha...

Xaajiga doonaya inuu jaro 7,000 oo km si uu u gaaro Makka.

MUQDISHO (HN) -- Fogaan dhan 6.600-kilometer ayuu uga soo safray si uu u yimaado magaalada Makka, Enver Beganovic wuxuu hadda joogaa oo uu soo...

Wuxuu u baxay Cabasho laakiin wuxuu noqday Muslim.

MUQDISHO (HN)-- Hussin Goss, wuxuu u dabaaldegayay farxadda maalinta weyn ee Ciidda markii ay cabasho uga timid nin waayeel ah oo ka sheeganaya qeylada...

Sheekhii codka macaanaa oo ku geeriyooday Maraykanka.

MUQDISHO (HN) -- Sheikh Abdullah Kamel, oo ahaa qaari iyo wadaad codkiisa aad loo jeclaa ayaa ku geeriyooday magaalda New Jersey dalka Maraykanka. Wuxuu...

SuÅ‚oszowa – Xaafadda hal waddo dhinacyadeeda looga nool yahay!

MUQDISHO (HN) -- Sułoszowa, oo ah xaafad ku taalla Poland - oo dhacda meel godan ah oo ay kuy nool yihiin dad gaaraya 6,000 ayaa...

Ninka doonaya inuu dhisto guri u eg Markabka Titanic.

MUQDISHO (HN) -- Nin beeralay ah oo ku nool gobalka West Bengal ee dalka Hindiya ayaa ka shaqeynayay mashruuc uu ku dhisanayo guri u eg...

Most Read