crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Sułoszowa – Xaafadda hal waddo dhinacyadeeda looga nool yahay! | HimiloNetwork

Sułoszowa – Xaafadda hal waddo dhinacyadeeda looga nool yahay!

MUQDISHO (HN) — Sułoszowa, oo ah xaafad ku taalla Poland – oo dhacda meel godan ah oo ay kuy nool yihiin dad gaaraya 6,000 ayaa waxaa loo bixiyay Little Tuscany.

Muddo fog ayay dhisan tahay magaaladan, laakiin dhawaan ayay qabsatay hadalheynta iyo indhaha bulshada kadib markii muuqaal laga duubay uu aad ugu dhex baahay baraha bulshada, dad badan ayaa la-yaabay sida cajiibka leh ee xaafaddan loo qaabeeyey dhismaheeda. Labadeeda dhinac waxaa ku yaalla guryo tiro ahaan aad isugu dhow – muuqa guud iyo midabka isaga eg. Waxaana ku hareereysan deegaan cagaaran oo dadku ku bdhaaya-tiirsadaan.

Waxa xiisaha leh ayaa ah in hal jid oo weyn oo kala qeybiyo xaafaddan oo si aad looga fikiray loo dhisay.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!