Monthly Archives: September, 2019

Maxaa xadka laba dal looga dhisay Siisaw lagu ciyaaro?!

MEXICO (HN) -- Laba barafeesar oo California jooga ayaa xadka labada dal ee Mexico-US waxay ka dhiseen siisaw - dadaal ay ku doonayaan inay...

Qolal lagu cabo Sigaarka oo laga dhex sameynayo Dhismayaasha Wasaaradaha Sucuudiga.

RIYAD (HN) -- Wasaaradda Caafimaadka Sucuudiga, oo dagaal weyn ku iclaameysay sigaar cabista, ayaa qorsheynaysa inay dhisto qolal goonni ah oo lagu dhex nuugo...

La kulan – Wadaadka Afadiisa shaqada guriga kala dhinac shaqeeya!

MUQDISHO (HN) -- Badi dadka miyiga ku nool, waa dhif inaad aragto nin jikada ku jira oo cunto karinaya ama afadiisa ka caawinaya howlaha...

Wixii aan kusoo arkay Xajka iyo Waaya’aragnimadayda!

MUQDISHO (HN) -- Waaya’aragnimadayda Xajka waa qiso aniga igu saabsan. Laakiin dhammaadkeedu waxay ku saabsan tahay adiga! Mid kamid ah duullimaadyadii iigu weynaa iyo...

Maxaa nin-aan-Muslim aheyn ku qaaday inuu kobaha si fiican ugu dhigo Muslimiinta Majisda al-Mawaddah?!

MUQDISHO (HN) -- Nin aan Muslim ahayn oo la yiraahdo Uncle Steven ayaa afaafka hore ee Masjidka al-Mawaddah waxaa la arkaa isaga oo isku...

Eygii 4 sanno taagnaa isla goobtii ay ku kala lumeen saaxiibkiisa!

MUQDISHO (HN) -- Kaddib afar sanno oo ay kala dhumeen qofkii lahaa, ey baadi ah oo ku nool Thailand ayaa dib ula midoobaya saaxiibkiisa....

Nin si xeeladaysan iskaga furay xaaskiisa – iyada oo aan ogeyn!

MUQDISHO (HN) -- Booliska ayaa ku daba jira baadi-goobka nin la sheegay inuu furay xaaskiisa ogaal la'aanteeda. Mana dhicin inuu marna la socodsiiyo inuu...

32 jir – si uu ugu dhoofo Maraykanka – iska dhigay 86 jir!

MUQDISHO (HN) -- Marka aad muuqaalka sare ka eegto wuxuu kuula muuqda sida qof waayeel ah. Waana xeeladdan midii uu ku qalday waaxda amniga...

Burkiyeerkii ugu horreeyey oo Islaami ah oo laga furay Tokyo.

TOKYO (HN) -- Xarun burkiyeer cusub oo Islaami ah tii ugu horreysay ayaa lagu furay caasimadda Tokyo taas bixin doonta adeeg ku saleysan Shareecada...

Muslim $2,000 dib ugu celiyay qofkii lahaa oo diiday in la abaal-mariyo.

ROMA (HN) -- Da'yar u dhashay dalka Bangladesh oo dukaan dharka lagu iibiyo ku leh magaalada Roma ayaa lagu bogaadiyay daacadnimadiisa kaddib markii uu...

Most Read