Sign in
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Password recovery
Recover your password
your email
Search
Himilo Network
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Search
Home
2019
Yearly Archives: 2019
Sheekada Aabihii Cunugiisa ku amray inuu tuugsado!
Himilo
-
December 18, 2019
0
BEIJING (HN) -- Aabbe Shiinees ah ayaa fal ka careysiiyay dad badan wuxuu kula kacay wiilkiisa kaddib markii uu ku amray inuu boosteejada ka...
Japan – Marka Ilmuhu aanay daqiiqad moogaan karin hooyadood!
Himilo
-
December 18, 2019
0
TOKYO (HN) -- Lammaane Japanese ah ayaa la yimid hab cajiib ah oo ay ku maaweelin karaan cunugooda sanad jirka ah kaas oo marwalba...
Ozil oo codkiisa ku biirinaya ka hadalka tacaddiga lagu hayo Muslimiinta Shiinaha.
Himilo
-
December 17, 2019
0
LONDON (HN) -- Laacibka Arsenal ee dhalasho ahaan kasoo jeeda Turkiga, Mesut Ozil ayaa codkiisa ku biiriyay taccadiga uu Shiinuhu ku hayo Muslimiinta Shinjiang...
Helidda cunnooyin Xalaal ah way ku adag tahay Muslimiinta Kuuriya.
Himilo
-
December 17, 2019
0
SEOUL (HN) -- Banaan u bixidda hadafkeedu yahay dalxiis iyo tamashle waxay maalin aan fiicneyn ku noqotay Rati iyo labadeeda saaxiib kuwaas oo ku...
Maxaa gabar ku kalifay inay liqdo tubo balaastik ah?!
Himilo
-
December 17, 2019
0
BEIJING (HN) -- Xiao Lu, oo ah 21 jir ku nool Guangzhou, ayaa bilowgii bishan waxay u aaday isbitaalka si ay dhaqaatiirta...
Nin – si uu hooyadiis ugu helo shatiga baabuurta – dharka dumarka u xirtay!
Himilo
-
December 17, 2019
0
MUQDISHO (HN) -- Nin 43 jir ah ayaa dhawaan lagu helay isaga oo xiran maryaha haweenka goor lagu guda jiray tijaabada kaxeynta gaariga -...
Muslim – si uu Alle ugu dhawaado awgiis – u dhisay in ka badan 90 Masaajid!
Himilo
-
December 12, 2019
0
DELHI (HN) -- Nin qeyb ka ahaa burburinta Masjidka Babri sannadkii 1992 ayaa qaatay diinta Islaamka, wuxuuna dhisay in ka badan 90 Masaajid si...
Haweeney Masjidkii ay ku riyoon jirtay ka dhistay Las Vegas.
Himilo
-
December 12, 2019
0
MUQDISHO (HN) -- Ka Sharaf Haseebullah ahaan, oo 74 jir ah dalka Pakistan u dhalatay ah, riyadeedii aheyd inay lacagteeda ku dhisto Masjid...
Lammaane Mexican ah oo qaatay diinta Islaamka.
Himilo
-
December 7, 2019
0
ISTANBUL (HN) -- Lammaane Mexican ah ayaa qaatay diinta Islaamka kaddib markii uu saameeyey taxanaha barnaamijka looga hadlayay halgamayaashii Muslimiinta soo maray oo ka...
Muslimiinta Norwey oo Nuqulo Qur’anka kamid ah u qeybinaya Dadyowga la nool.
Himilo
-
December 7, 2019
0
MUQDISHO (HN) -- Saddex ururrada Muslimiinta Norwey kamid ah ayaa bilaabaya ol'ole ay dadka aan Muslimiinta aheyn ugu qeybinayaan kitaabka Qur'anka. Tallaabadan ayaa daba...
1
2
3
...
25
Page 1 of 25
Most Read
Waddada hoosteeda laga dhisay in ka badan 10 Dhismayaal dabaqyo la deggan yahay!
July 20, 2026
“Maya salaad kuma tukan kartid halkan.” – Hinduu Muslim kahor joogsaday inuu Allihiisa dhursado.
July 20, 2026
Sideed Guryihiinna Masaajid uga dhigan kartaan?
July 15, 2026
“Waa Musaafur Qof aan Saaxiib lahayn.” – Barnaamijka Kirayso Saaxiib kula sheekeysta!
July 15, 2026