Yearly Archives: 2019

Sonny William: “Tumashada iyo cabista Qamriga kama helin liibaan.”

MUQDISHO (HN) -- 10 sanno kaddib markii uu kasoo baxayu mugdiga, Sonny Bill William, oo 34 jir Muslim New Zealander ah, wuxuu weli ogsoon...

Maktabaduhu kaalin ceynkee ah ayay ka qaataan Kobaca iyo Aqoonta Qofka?

MUQDISHO (HN) -- Aqris waxaa lagu qeexaa howl maskaxda qofka ay qabato oo ay u fasirto erayada ama calaamadaha oo aqriyuhu indhihiisa ku arkayo,...

Sababta Salax Banooni ay labadiisa goolal uga hor baxayaan Geedaha!

MUQDISHO (HN) -- Salax cusub oo laga dhisay caasimadda Colombia ee Bogota ayaa soo jiitay indhaha dad badan maadaama labadiisa gool ee shabaqa ay...

La kulan – Dhaqtarka laba dal isku mara si uu Danyarta u dabiibo.

LAGOS (HN) -- Dhaqaatiirta fuliya qalliimada aalaaba waa kuwa ku xeel-dheer shaqadooda. Laakiin ma ahan kuwo laba dal iyo ka badan qalliimada ka fuliya....

Gobalka Baltimore oo aqoonsanaya fasaxyada Ciidaha Muslimiinta.

MUQDISHO (HN) -- Siinta ardayda Muslimiinta ah fursadda ay ugu dabaal-degi karaan fasaxyada Ciidaha, Guddiga Wax-barashada Gobalka Baltimore, dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in...

Madax – si ay Shaqaalahooda ugu mahad-celiyaan – Lugaha u dhaqa!

BEIJING (HN) -- Laba mas'uul oo madax ka ah shirkad iibisa walxaha dumarku isku qurxiyaan ayaa sameynaya ficil soo jiidasha leh - kaddib markii...

Nin u dhintay cunista 42 Xabbo oo Ukun ah!

WEST BENGAL (HN) -- 42 jir ku nool gobalka Uttar Pradesh, dalka Hindiya ayaa lagu soo warramayaa inuu u geeriyooday kaddib markii shardi lagula...

11 jir – si ay u badbaadiso saaxiibteed – Yaxaas isha kala baxday!

HARARE (HN) -- Rebecca Munkombwe, oo 11 jir ah ayaa lagu tilmaamay geesiyad kaddib markii 9 jir saaxiibteed ah ay kasoo badbaadiyay gowsaha yaxaas...

La kulan – Ninka Daryeela in ka badan 750 Eeyo ah.

MUQDISHO (HN) -- Markii Sasha Pesic uu sannadkii 2008 samata-bixiyay ey, maanu fileyn inuu sidoo kale samata-bixin doono 1200 - halkaas oo 750 kamid...

Saraakiisha Shiinaha oo si qasab ah ugu galmoonaya Haweenka Muslimiinta Wiigar.

BEIJING (HN) -- Haweenka Muslimiinta Wiigar ee Shiinaha ayaa lagu soo warramayaa in gogol-dhaaf qasab ah lagula dhex sameeyo gudaha gobalka Shinjiang - xilli...

Most Read