Yearly Archives: 2019

Wax badan ka ogow Gidaarka Naxariista ee Kashmiir.

MUQDISHO (HN) -- Jaakado dhowr ah oo ku waran gidaar ku yaalla caasimadda Kashmiir - tan Hindiya ay maamusho - ee Srinagar ayay indhihiisu qabanayaan...

Masjid dadka la’ Nimcada Maqalka u sahlaya inay bartaan Qur’anka.

MUQDISHO (HN) - Masjid ku yaalla degmada Mataram,  ee dalka Indonesia ayaa diyaarinaya tarjumayaal ku xeel-dheer la-hadalka dhagoollada si loogu caawiyo barashada Qur'anka oo ay...

RW Malaysia oo difaacay sababta uu Muwaadiniin Israeli ah uga mamnuucay dalkiisa.

MUQDISHO (HN) - RW Malaysia, Mahathir Bin Mohamad ayaa sheegay in dadka u dhashay dalka Israel aan loo oggolaan doonin in dalkiisa ay soo galaan,...

Mohamed Ali oo loogu magac-darayo garoon diyaaradeed.

MUQDISHO (Himilonetwork) -- Gegida dayuuradaha Louisville oo ku yaalla Kentucky, USA, ayaa ku dhawaaqday inay magaceeda u bedelayso Mohamed Ali si loo sharfo halganka feeryahankii weynaa. "Waxaa...

Haweeney – si ay Masjid u dhisto – muddo 30 sanno ah ururin jirtay lacagta biilka!

RIYAD (Himilonetwork) -- Qisada haweeney muddo 30 sannadood ah ururinaysa keyd lacageed si ay masjid ugu dhisto ayaa ku baahday baraha bulshada. Sheekadeeda ayaa bilowday...

90-jir ‘Qaadatay’ Diinta Islaamka.

CEBU (Himilonetwork) -- Haweeney 90-jir ah oo ku nool dalka Filibiin ayaa ugu danbeyn qaadatay diinta Islaamka - dadaal ay wadajir u bixiyeen Naadiga...

Muslim loo ganaaxay fagaare-ka-dhihidda Kalmadda Allahu Akbar!

MUQDISHO (Himilonetwork) -- Da'yar Muslim ah oo ku nool Switzerland ayaa lagu ganaaxay lacag dhan 210 Swiss francs ama £170, kaddib markii uu kor u...

La kulan – Maqaayadda guur-guurta ee Maandeeq.

MUQDISHO (Himilonetwork) - Dhawaaqa gaari ee dhagihiinna kusoo dhacaya, waxaa dhacda inuu kuula muuqdo sida gaadiidka kale. Balse marka uu dhinac istaago geeska laamiga...

Most Read