Kuala Lampur (HN) -- Masjid ku yaalla caasimadda Malaysia ayaa horay u qaadaya tallaab sahlaysa in qofku - isaga oo adeegsanaya aaladda ATM-ka Bangiyada...
MUQDISHO (HN) -- Baba Xaaji Ali waa nin hadaf ku taagan.
Subax kasta markuu waagu dillaaco wuxuu soo qaataa agabkiisa isugu jira iskoobe, qashin-gure iyo...
LONDON (HN) -- Si xusuusta guurkooda ay uga dhigaan mid aan la ilaabin, lammaanayaal Muslimiin Britain ah ayaa farxadda xafladda arooskooda la wadaagay dadka...
LONDON (HN) - Golaha Wasiirrada Britain ayaa qorsheynaya inay si rasmi ah u aqoonsadaan guurka Islaamiga si bulshada Muslimiinta looga caawiyo in diiwaanka guukooda...
MUQDISHO (HN) -- Mas'uuliyiinta Shiinaha ee gobalka  Xinjiang ee Muslimiinta Uyghur ay leeyihiin ayaa ku qasbaya dadka ku nool degaanka Ili Kazakh inay cabaan Khamriga...
JAKARTA -- Dhalinyarada Induniisiya ayaa dhaqankii hore ee kutubo-ka-raacashada Masaajidda u wareejinaya qaab online ah inay ku bartaan diinta Islaamka, sida lagu yiri cilmi-baaris...
MUQDISHO (HN) -- Dood magac ahaan loogu yeeray ‘Haweenkeennu mahelaan xuquuqdooda mise wax baa ka dhiman?’ ayaa lagu qabtay hoolka Jaamacadda Hope University ee...