Monthly Archives: September, 2019

Sawirro – Farshaxan-yaqaan reer Portugal oo Dunida ka yaabsaday!

LISBON (HN) -- Farshaxan-yaqaan u dhashay dalka Portugal ayaa leh hibo dadka qaarkiis la dhinac-simayaan awood-dabiici ah. Wuxuu shaki gelin karaa dhugashada hore ee...

Haweeney – Qosolkeeda badan awgiis – Afku iskugu qabsami waayay!

MUQDISHO (HN) -- Haweeney Shiinees ah ayaa dhawaan awoodi waysay inay isku qabato labadeeda daan ee afka kaddib markii fadhiga gowsaha ay kala durgeen....

Hooyo – si ay deynta iskaga bixiso – Mataanaheeda iska iibisay.

BEIJING (HN) -- Hooyo keli-nool ah oo ku nool dalka Shiinaha ayaa xabsiga loo taxaabay dhawaan markii la ogaaday inay mataano ay dhashay ku...

Meeqo sanno ayaad ku qiyaasi lahayd da’da inankan?!

ISTANBUL (HN) -- Daawadayaasha kulan ciyaareed dhex marayay laba koox oo Turkiga ka wada dhisan ayaa ku wareeray muuqaal da'yar fiirsanayay ciyaarta oo la...

Macalin – si aan loo qishin Imtixaanka – sameeyey fal cajiib leh.

LATIN AMERICA (HN) -- Macalin Mexican ah ayaa laga ceyriyay shaqadiisa kaddib markii uu ardaydiisa kartoon u geliyay madaxyadooda si aanay u qishin imtixaan...

Daawo – Shaqaale cunaya Kalluun nool….

MUQDISHO (HN) -- Halkan ka daawo muuqaal muujinaya shaqaale qasab lagu siinayo kalluun nool inay cunaan maadaama ay sidii looga baahnaa u gudan waayeen...

Shaqaale ciqaab looga dhigay inay cunaan kalluun nool….

MUQDISHO (HN) -- Shirkad gediska ganacsiga ku gaarowday oo ku taalla Guizhou, ayaa la kulantay fadeexad kaddib markii ay shaqaalaheeda ku amartay cunaan...

Haweeney – Seygeeda oo Waqti u waayay awgeed – Furriin dalbanaysa.

DELHI (HN) -- Haweeney Hindiya ayaa qabsatay wararka ugu waaweyn kaddib markii ay furriin ka dalbatay seygeeda aan u helin waqti uu kula haasaawo...

Mexico – Marka Maayarku uusan gudan Waajibaadka loo igmado.

MUQDISHO (HN) -- Siyaasiyiintu waxay sameeyaan balamo si ay u helaan codad loogu shubo xilliga doorashada. Waxaase codbixiyaasha ku adkaata inay helaan madal ballamaha...

Weriye – si uu usoo gudbiyo xaalad adag – Naftiisa halis u geliyay.

MUQDISHO (HN) -- Azadar Hussein, oo ah wariye u dhashay dalka Pakistan ayaa qabsaday baraha bulshada kaddib markii uu kasoo dhex muuqday muuqaal oo...

Most Read