crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Meeqo sanno ayaad ku qiyaasi lahayd da’da inankan?! | HimiloNetwork

Meeqo sanno ayaad ku qiyaasi lahayd da’da inankan?!

ISTANBUL (HN) — Daawadayaasha kulan ciyaareed dhex marayay laba koox oo Turkiga ka wada dhisan ayaa ku wareeray muuqaal da’yar fiirsanayay ciyaarta oo la ogaaday inuu ka weyn yahay sida uu u muuqaal u eg yahay.

Kulan ciyaareedka oo dhex marayay labada koox ee ugu weyn dalka Turkiga ee Bursaspor iyo Fenerbahce ayay daawadayaashu ku adkaatay inay si dhab ah u qeexaan da’da nin kasoo muuqday shaashadaha oo isaga oo fiirsanaya ciyaarta nuugaya xabad sigaar ah.

Kaamirooyinka oo lala raacay wejigiisa ayaa sababay in garooc yar oo laga duubay uu ku baaho baraha bulshada. Si kastaba, markii ugu danbeyntii loo kuur-galay da’diisa dhabta ah waxaa la ogaaday inuu jiro 36 sanno.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!