crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Fariimaha Jaceylka | HimiloNetwork

Fariimaha Jaceylka

Fariimo Jaceyl

Waxaad iga dhigtay sidii iigu ficneyd tan iyo fil-yaraantaydii. Kuma yeelsiin karo inaad i jeclaato; ama aad i rabooto; waxaan kaliya rajeyn karaa inaan maalin un ku hanan doono. Marka aan ku dheehdo, waxaan ogaadaa in jaceylka dhabta ah uu yahay kolka qofka aad dhiggaada u sheego inaad jeceshahay xirashada dhar kala midabeysan–dabadeedna aad maalin kasta iisoo xiraneyso. Ma ogtahay Gacal/iye-iso, qof kasta wuxuu rabaa inuu noqod cadceed ifisa naftaada. Hayeeshe, aniga waxaan doorbiday inaan noqdo dayaxaada si aan kuugu iftiimo xilliga aad mugdiga ku sugan tahay. 

Isha: Himilonews.com.

Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com.

 

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!