crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Farriimaha Jaceylka | HimiloNetwork

Farriimaha Jaceylka

Fariimaha Jaceylka:

Waxaan gartay in la jirkaadu uu in badan farxad ii horseeday. Haddii aad i weydiiso waa maxay Jaceyl? Waxaan kuugu jawaabaya; Jaceylku waa inaad ka fikirto qof in ka badan inta aad naftaada ka fikirto. Adiga ayaana had iyo jeer kugu fikiraa. Noloshu aad bay iigu macaan badan tahay. La joogaadu wuxuu igu dalxiisiyaa goob jaceyl loo yaqaan. 

Waano Jaceyl:

Jeclaanta qof aan ku jecleyn waa sida gaarista xidigaha. Waad ogtahay inaadan waligaa gaareyn. Haddana waxaad abidkaa ku jiraysaa isku dayid. Haku lumin waqtigaada qof aan isba naawileyn inuu kugu lumiyo waqtigiisa. 

Isha: Himilonews.com.

Nagala soo xiriir; Himilonews@gmail.com.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!