crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> December | 2015 | HimiloNetwork

Monthly Archives: December 2015

Latin badan oo Islaamka qaadanaya

Muqdisho (Himilonews) – Qiyaasta ugu badan ee rasmiga ah, dadka Lations-ka ah ee ku nool Maraykanka waxaa loo tix-geliyaa inay yihiin bulshada ugu kobaca badan. Waxaa kale oo loo tix-geliyaa inay yihiin bulshada ugu badan ee Islaamka qaata. In-kasta oo xog-ururin qoto dheer aan lagu sameynin, hadana waxaa jira 150,000 oo Lations- ah inay Islaamka qaateen Maraykanka gudihiisa. Koru-kacaan waxaa ...

Read More »

Beerta Nabadda ee Muqdisho

Muqdisho (Himilonews) – Markii ugu horreysay kadib 20-iyo dhowr sano, daganayaasha caasimadda Muqdisho waxay heleen beer ay ku nastaan taas oo soo jiidata indhaha boqollaal qoysas ah toddobaad kasta. Kororka dagaallada iyo qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho ma ahan nolosha qura ee lagu nool yahay. Waxaa jirta doc kale oo aysan war-fidiyeennada adduunka Soomaaliya ka tebin – Kusoo dhowow Beerta Nabadda ...

Read More »

Iiran oo diiday eedeymo ku saabsan Shiiceyn ay Soomaaliya kawado

Muqdisho (Himilonews) – Xukuumadda Iran ayaa iska diiday eedeymaha ku saabsan inay Soomaaliya ku faafiso mad-habta Shiiciga. Tani ayaa timid toddobaad kahor markii dowladda Soomaaliya ay xirtay laba muwaadin oo Irani ah oo ay kusoo oogtay inay dadka gudaha Muqdisho ku dhex faafinayeen mad-habta Shiicada. Hussein Jabir Al-ansari, oo ah af-hayeenka dowladda Iran ayaa gaashaanka u daruuray eedeymaha -isaga oo ...

Read More »

Gurigii koobaad ee Geed Caanood lagu beero iyo sida uu uga sii faafay

Muqdisho (Himilonews) – Halka ilinka hore ee guri kasta laga heli karo geed ku hor tallaalan, oo—sida dad badani ku magacaabeen ah Geed Caanood, wuxuu door muhiim ah ku yeeshay kaalinta dhir-beeris ee deegaanka gaar ahaan magaalada madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Tan iyo sanadkii 1980-kii, geedku wuxuu ahaa mid kamid ah geedaha dhawaan-dhaladka ah ee kusoo kordhay jidadka Muqdisho. Bidhaantiisu, ...

Read More »

CULUUMTA KU SAABSAN DOOFAARKA

Muqdisho (Himilonews) – Nafley jaadad badan leh oo, Muslimiinta iyo Yuhuudda ma ahane, dadka kale xoolo ahaan u dhaqdaan. Kan Soomaaliya jooga wuxuu leeyahay guud yar iyo gano waaweyn. Kolka uu ordayana, dabada ayuu kor lig u siiyaa. Karkarre~ Khaansiir. Waa sanku-neefle garasho dheer. Wuxuu katirsan yahay qoyska Suidae. Wuxuu badi ku dhaqan yahay Afrikada hodanka ah. Wuu daaqaa. Wuxuu leeyahay ...

Read More »

WAX KA BARO GUDUUDANAHA

Muqdisho (Himilonews) – Bahal dummadda u eg kase weyn biyooloji ahaanna lagu daro bah Dinnad; wuxuu leeyahay adimmo dheerdheer, dabo gaaban, dhego dheerdheer oo timo ka taagan yihiin—labada can wuxuu ku leeyahay dhogor duf ah, waxaana la yiraahdaa wax ka arag dheer. ~ Jiifaa ama Huuris. Wuxuu badi dishaa waxaraha; kolna neefka ariga ah. Wuxuu caan ku yahay inuu jiito dilanka ...

Read More »

WAX KA BARO DAMEER FAROWGA

Muqdisho (Himilonews) – Gamaanka jaad kamid ah oo Afrikada hodanka ah kaliya laga helo; Dameer duureed; Farow ama ~Gunburi. Wuxuu leeyahay oogo cad oo daliigo madmadow oo dheerdheer ah kuwada dhilan yihiin. Naaxnimada darteed, dhinacyadiisa waxaa ku rarmay laallaabyo badan. Dameer farowgu waa unug-dhamaysyo dhowr ah oo kamida ah qoyska Reer Gamaan. Guud ahaan waa duunyo is-gaashaan buursata. Raxan raxan ayay ...

Read More »

Xaqiiqooyinka ku saabsan BAKEYLAHA

Muqdisho (Himilonews) – Jaad nafleyda dhirta xagata kamid ah oo aad u dheereeya. Wuxuu leeyahay dhego dheerdheer, dhogor jilicsan; af bushinta kore ka faruuran—dabo gaaban iyo lugo xoog badan oo dheerdheer.Waxaa jira ku dhawaad 30 unug-dhamaysyo “species” ifka guudkiisa saaran oo Bakeyluhu u kala baxo. Iyaga oo ku kala nool deegaanno kala duwan, hadana waxay si guud u wadaagaan waxyaabo badan. ...

Read More »

Wax Ka Baro GERIGA

Muqdisho (Himilonews) – Nafley adduunka joogta kan ugu dheer, wuxuuna joogaa Afrika oo kaliya; wuxuu leeyahay sur aad u dheer iyo lugo iyagana dheerdheer. Dhererkiisu wuxuu gaaraa laba mitir iyo bar; waa uu daaqaa; waana calanaqsadaa.  Wuxuu leeyahay guud yar oo jilicsan oo surka kaga yaal; wax laba gees oo yaryar lamoodo oo dhegaha dhexdooda kaga yaal; harag aad u ...

Read More »

Wax Maka tagaan Nolosha Biciidka?! –Hadda BARO!

Muqdisho (Himilonews) – Biciidku wuxuu ku nool yahay Hawdka, Badaa’iska iyo Sudaha. Wuxuu daaqaa Doogga iyo Bilcilkaba. Labkiisu waa Saryan. Halka dheddigiisana loo yaqaan Biciid. Biciidku, markuu badan yahay ee uu meel wada joogo, waxaa loo yaqaan Yahaab Qamaamaley ah. Inkasta oo Biciidku leeyahay geeso waawayn, hadana waa ka ugu fulaysan oo wuxuu ka didaa shimbir agtiisa ka duushay. Saryanka wuu ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!