Monthly Archives: January, 2017

Markay qoysku dib u midoobaan

Beijing (Himilonews) - Hooyo iyo labadeeda gabdhood oo weynaaday ayaa isla ilmeeyay markii ay nolosha ku midoobeen 28 sanadood kadib markii ay kala irdhoobeen. Nasiib-darro,...

Marka uu maal-qabeenku lacagtiisa ku labisto

Pretoria (Himilonews) - Michael Andile Dlamini, oo ah maalqabeen dhiryaqaan ah oo kasoo jeeda Nongoma, Koofur Africa ayaa noqday in loogu yeero ‘Mzimb’okhalimali’ – Jirka...

Marka uu Jiirku wax xado

Beijing (Himilonews) - Milkiilaha baqaar ku yaalla Shiinaha kaas oo Jiir ku qabtay isaga oo bariis ka xadaya ayaa xirxiray kadibna ku bahilay dadweynaha...

Cunug afar lugood iyo laba xubno taran leh oo ku dhashay Hindiya

Delhi (Himilonews) - Haweeney ku nool dalka Hindiya ayaa dhashay wiil leh afar lugood iyo laba xubno taran ah, marka loo eego dhaqaatiirta isbitaalka. Dr....

Haweeney caloosheeda laga helay 57 baakad oo daroogo ah oo la xiray

Muqdisho (Himilonews) - Haweeney ayaa loola kacay dhinaca isbitaalka kadib markii mashiinka baaritaanka ee gegida diyaaradda uu shaki ka muujiyay walxo ku jiray caloosheeda. 32-jirta...

Sinnaantii Dhagta Dhiiga loo daray – Simiddii Ragga iyo Dumarka ee uu Dhiigu ku daatay.    

Muqdisho (Himilonews) - Marka aad tahay qof Muslim ah misna kasoo jeeda dal 100% Muslim ah oo ay kuu dheer tahay kusoo barbaaridda diinta Islaamka,...

Sahan: Sababta ay haweenku u doorbidaan shaqooyinka gaarka ah

Muqdisho (Himilonews) - Qof walba waa uu jecelyahay in uu sameysto shaqo u gaar ah oo uu u madax banaan yahay, rag iyo dumarba,...

Kaalinta adeegsiga Bajaajta iyo aragtida bulshada

Muqdisho (Himilonews) - Subax kasta markuu waagu dillaaco, jidadka degmooyinka iyo laaamiyada waaweyn ee caasimadda Muqdiso waxaad ku aragtaa tiro gaadiid yaryar oo saddax...

Dhibaatooyinka  Soomaalida Koonfur Afrika loogu geysto (faallo)

Muqdisho (Himilonews) - Dhibaatooyika Soomaalida  ee Koonfur Afrika  ayaa soo badanayo muddooyinkan hayeeshee aynu dib u milicsano xiriirkii Soomaaliya iyo Koonfur  Afrika. 9sano kadib xuriyadii Soomaaliya...

Sahan muujiyay dhibaatooyin dahsoon oo ka jira ku shaqeynta xafiisyada isku furan

Muqdisho (Himilonews) - Ku shaqaynta xafiisyo isku furan – oo afka qalaad lagu dhaho landscape office, inteenna badan malahan doorasho hayeeshe inay ku maaroobaan buuqa...

Most Read