Monthly Archives: January, 2017

Sahan lagu ogaaday da’da tareennada laga adeegsado UK

London (Himilonews) - Tareenada laga isticmaalo dalka Britain ayaa celcelis ahaan jira da’da 21 sano, baaritaan ay sameysay Press Association ayaa sidaas tiri. Waxay muujisay...

Biri-mageydo – A prevailing culture for Somalis and a symbol of humanity.

Mogadishu (Himilonews) - Somali culture is an amalgamation of traditions that formed many decades ago and are still practiced. These traditions include the way...

Kaalin sidee ah ayay soo galeen goobaha lagu xanaaneeyo carruurta?!

Muqdisho (Himilonews) – Maqalka aad maqlaysaan waa carruur aad u yaryar oo aqrinaya xadiis Nabi. Balse hamoodin inay joogaan dugsi Qur’ankii badi dadkeennu diinka kusoo...

44-guurada Maalinta Warbaahinta Soomaaliyeed oo la xusay

Muqdisho (Himilonews) – Xaflad lagu weyneynayay maalinta warbaahinta Soomaaliyeed oo ay soo qaban-qaabiyeen ururka suxufiyiinta qaranka iyo daladda SOMA ayaa lagu qabtay Hotel Afrik...

Wali ma maqashay suuqa dadka meydadka ‘Souq of the dead’?!

Jeddah (Himilonews) - Waxaa jira suuq caan ah oo dhaca magaalo xeebeedka Jiddah ee dalka Sucuudiga oo lagu magacaabo Suuqa Meydadka kaas oo lagu...

Lakulan ganacsadaha lacagtiisa ku bixiya guurinta gabdhaha agoomada ah ee Hindiya

Mumbai (Himilonews) - Gudaha Hindiya, waxaa aalabaa la fishaa in reerka caruusadda ay lacagtooda ku bixiyaan galbinta iyo guurinta inantooda. Hayeeshe marka gabadha oo...

Gabar 3 jir ah oo Qur’anka oo dhan xifdisay

Lagos (Himilonews) - Gabar 3 jir ah ayaa ka yaabisay dadka Nigeria kadib markii ay dusha ka qeybtay Qur'anka Kariimka ah - iyada oo...

Muslimiinta Malawi oo helay turjumada Qur’anka oo ku dhigan afkooda

Lilongwe (Himilonews) - Muslimiinta ku nool dalka Malawi ayaa u dabaal-degay tarjumadii ugu horreysay ee Qur'anka oo ku qoran afkooda Yao - af badi...

Lamaane si halis leh iskugu dayay fal lala yaabay

Caracas (Himilonews) - Haweeney u dhalatay dalka Venezuela ayaa la qabtay xilli ay isku dayaysay inay boorsadeeda ku dhex qariso saaxiibkeed oo ku jiray...

Nin dalbaday in lala duugo lacag kaash ah si uu danbi-dhaaf ugu helo Ilaahiisa

Kampala (Himilonews) - Sarkaal katirsan dowladda Uganda ayaa qoyskiisa ka codsaday inay duugtiisa ku laraan lacag kaash ah kahor intaan la dhigin iilka. 52-jirka lagu...

Most Read