Monthly Archives: January, 2017

Haweeney 8 sano ku dhex nool gegi dayuuradeed

Singapore (Himilonews) - Haweeney 50-jir ah ayaa ku dhex nooleyd gegida caalamiga ah ee Changi Airport ee dalka Singapore muddo 8 sanadood ah tiiyoo ay...

Lakulan: Ninka musmaarrada ka xaaqa jidadka

Bangalore (Himilonews) - Jebakumar waa nin yool ku socda. Taniyo sanadkii 2012, wuxuu go’aansaday in waqtigiisa nasiinada uu jidka weyn ee magaalada Bangalore ee...

Ol’ole lagu baahinayo fahamka diinta Islaamka oo ka socda Kanada

Toronto (Himilonews) - Ol'ole cusub oo dadka loogu yeerayo inay la shaahaan kanala hadlaan qof Muslim ah diinta Islaamka iyo aragtida sirgaxan ee dadka...

Nin Muslim ah oo dadka baahan lacag la’aan ku quudiya

Ontario (Himilonews) - Muslim u dhashay dalka Kanada ayaa albaabada u fura dadka baahan ee aan heysanin cunno ay cunaan - iyo qofka kasta...

Markay Lo’du gasho booska Fardaha

Muqdisho (Himilonews) - Kadib markii loo sheegay inaysan hanan karin faras - waayo waa qaali, 11-jirta lagu magacaabo Sarah Simpson, waxay go'aansatay inay isku daydo...

Shiinaha: Markuu doobku waayo Adduun uu ku guursado

Beijing (Himilonews) - Tira-yarida dhedigta ah ee ku nool Shiinaha oo ay sababtay siyaasadda Hal Dhal ee dalkaas muddaba sharciga ka ah ayaa sababtay sara...

Nin lagu xukumay inuu sabaayad u iibiyo boolis oo uu aflagaadeeyey

Australia (Himilonews) - Nin aflagaaddo kula kacay saraakiil boolis ah xilli uu cabsanaa ayay maxkamad ku taalla Australia ku xukuntay inuu sabaayad, cabitaan iyo...

Dadka la baxaya magaca Donald Trump oo soo badanaya

Muqdisho (Himilonews) – Qoyska ku nool dalka Ciraaq ayaa noqday dadkii ugu danbeeyey ee ilmahooda u bixiya magaca madaxweynaha cusub ee loo doortay Maraykanka, Donald...

Freeman oo Aadaanka ku tilmaamay codadka ugu macaan dunida

California (Himilonews) - Jilaaga Hollywood-ka Morgan Freeman ayaa sheegay in dhawaqa Aadaanka salaadda ee Muslimiinta uu yahay mid kamid ah codadka ugu quurx badan...

Ciidamada Muslimiinta Maraykanka oo loo ogolaaday deysiga garka

Washington (Himilonews) - Muslimiinta Maraykanka ee katirsan ciidamada kala duwan ee US ayaa hadda kadib loo oggolaanayaa inay garka deystaan - sidoo kalana ay...

Most Read