crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> June | 2022 | HimiloNetwork

Monthly Archives: June 2022

La kulan – Ninka 8 sanno ku dul noolaa Geed dushiisa + Sawirro.

MUQDISHO (HN) — 28 jir u dhashay dalka Pakistan waxaa loo aqoonsaday Tarzan-ka Karachi kaddib markii uu 8 sannadood ku noolaa geed dushiisa oo uu ka sameystay sariir-la-mood uu jiifsado. Farman Ali wuxuu noqday hadalheyn qaran kaddib kolkii muuqaal laga soo duubay aqalkiisa uu ku baahay baraha bulshada. Dadka ayaa si kastaba is weydiinaya sida uu muddadaas inta la’eg uu ...

Read More »

La kulan – Ninka ugu Carrabka dheer Dunida + Sawirro.

MUQDISHO (HN) — K Praveen, oo ah 21 jir ku nool Virudhunagar, Tamil Nadu, dalka Hindiya, wuxuu leeyahay carrab dhererkiisu gaarayo 10.8-centimeter, marka loo eego Buugga lagu qoro Dhacdooyinka dalka Hindiya. Marka loo eego Jaamacadda Edinburgh, celcelis dhererka Carrabka Bani-aadanka, waa 8.5-cm taas oo ka dhigan in carrabka Praveen uu dheer yahay 2.5cm. Waana tan ay ka dhigan tahay carrabka ...

Read More »

Gudaha Isbitaalka u gaarka ah Galeyrka + Sawiro.

MUQDISHO (HN) — Souq Waqif waa isbitaal ku yaalla caasimadda Dooxa, dalka Qadar, waxaa maalin walba lagu dabiibaa 150 bukaan – dhammaantoodna waxay leeyihiin baalal. Waayo waa goob loogu tala-galay in lagu daweeyo Galeyrada. Dunida Carabta badi waxaa ka jira dhaqan ah xanaaneynta iyo daryeelka galeyrka. Waxaana loo carbiyaa tartanka ugaarsiga iyo wixii la halmaala. Waana sababta kamid ah ujeeddo badantaas ...

Read More »

Toddobaadka Xurriyadda iyo Xirashada Dharka Calanka.

MUQDISHO (HN) — Goor barqo ah iyo gudaha mid kamid ah dawaarlayaasha Suuqa weyn ee Madiina, Khadra Maxamed waxay saaka u timid in dalab gaar ah oo ay ugu diyaargaroobayso munaasabad soo aadan loo sameeyo. “Waxaan rabaa in la ii tolo dharka calankeenna shanta xidig leh,” ayay tiri. “Si aan ugu dabaaldego.” Sannad kasta, toddobaad xurriyaddu wuxuu hadalheyn qaran ka ...

Read More »

Waardiyihii Shalay ee Maanta Xafiis fadhiya + Sawirro.

MUQDISHO (HN) — Si caadada u ah subax walba, Da’uud Maxmauud Maxamed oo ku magac-dheer Da’uud Muudeey wuxuu xafiiskiisa ku qaabilaa howlwadeennada xafiisyada laamaha kala duwan  ee Jaamacadda Muqdisho si uu uga dhageysto tabashadooda – uguna fududeeyo baahiyaha uga xiran xafiiskiisa. Waana mid kamid ah u qeybsanayaasha xafiiska howlaha guud iyo qalabeynta Jaamacadda oo uu ka howlgalayo taniyo sannadkii 2018-ka. ...

Read More »

Nin gabar ay kala hareen weydiisanaya inay usoo magto lacagihii uu ku qarashgareeyey.

MUQDISHO (HN) — Nin ku nool magaalada Shanghai, dalka Shiinaha ayaa dhawaan qabsaday hadalheynta kaddib markii uu jaceylkiisii hore oo xiriirka u jartay uu weydiistay inay cawilceliso ama magdhow ka siiso lacagtii uu ku qarash gareeyey intii ay wada socdeen. Liis gaaray saddex bog oo ay ku qoran yihiin qaan wixii uu ku lahaa maalmihii ay wada socdeen sida lacagihii ...

Read More »

La kulan – Shaqaalihii ugu muddada dheeraa ee Shirkad ka shaqeeya.

MUQDISHO (HN) — Walter Orthmann, waa 100 jir u dhashay dalka Brazil kaas oo hal shirkad oo kaliya u shaqeynayay taniyo sannadkii 1938. Wuxuuna ku galay Buugga Dhacdooyinka duida lagu dhigo ee Guinness Book of Records. Orthman wuxuu shaqada ka bilaabay shirkadda Industrias Renaux S.A bishii January 17, 1938, markii uu 15 jir ahaa. Wuxuu caawiye ahaan kaga mid noqday ...

Read More »

Xaajigii Baaskiil uga yimid Induniisiya si uu u yimaado Makka iyo Madiina + Sawirro.

MUQDISHO (HN) — Dad badan oo Muslimiin ladan ah ayaa sannad kasta u baxa gudashada Xajka iyo Cumrada, waxayna ku gaaraan hadba sida ay awoodaan. La-yaabna malahan in baaskiil xattaa lagu yimaado Makka. Muhammad Fauzan oo sannadkan fogaan dhan 5,000 km usoo jaray si uu usoo gaaro Makka isaga oo ku socda baaskiil ayaana kamid ah. Waxayna ku qaadatay in ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!