HomeWararkaBaraha Bulshada oo dilaya Geedkii Keli-noole ahaa ee bartanka biyaha dhaca +...

Baraha Bulshada oo dilaya Geedkii Keli-noole ahaa ee bartanka biyaha dhaca + Sawirro.

MUQDISHO (HN) — Geed keligii-noole ahaa oo bartamaha haro biyood ku dhex yaal ayaa hadda laga cabsi qabaa inuu soo jabo madaama dad badan ay hadda u aadaan inay kusoo galaan sawirro selfi ah.

Koh Khai Hua Roh ayaa loo yaqaan. Sababtuna waa inuu la tilmaan eg yahay sheekada wiil iyo gabar jaceyl wadaag ahaa oo hadda kahor ku dhex go’doomay badda gunteeda.

Sawirrada la iskaga qaado geedkan ayaa ku baahay baraha bulshada, waxaana ay taasi keentay in in kale oo dalxiisayaal ah ay jeclaadaan inay kalkooda sawirro kusoo galaan. Aad bayna tallaabtaas u waxyeeleysay geedka. Laamo badan oo geedku lahaa ayaa laga jaray. Jiridda geedkana waxay u muuqataa mid gurmaysa. Dalxiisayaashuna ma oga dhibta baaxadda leh oo ay geysanayaan.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments