Monthly Archives: June, 2022

Imtixaanka Guud oo maanta ka qabsoomaya Jaamacadda Muqdisho + Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Labada saac ee soo aadan, ardaydani waxay u fadhin doonaan ka jawaabidda su’aalaha ku qoran warqadaha horyaalla. Waana fasal kamid ah...

La kulan – Ninka 25 jeer ku dhacay Imtixaanka Qubuulka Jaamacadda.

MUQDISHO (HN) -- Tiiyoo uu 25 jeer ku dhacay imtixaankii qubuulka oo uu kaga mid noqon lahaa jaamacadda, 55-jir u dhashay Shiinaha wali kama...

Orgi lagu riday xukun saddex sano oo xabsi kadib markii uu dilay islaan waayeel ah!

MUQDISHO (HN) -- Maamulka degmo ku taalla dalka Sudan ayaa saddex sannadood oo xabsi ah ku riday Orgi kaddib markii uu herdiyay haweeney waayeelka...

Dab-yaqaan damin jiray korontada Marka uu la kulmayo Gabadha ay is jecel yihiin.

MUQDISHO (HN) -- Dab-yaqaan u dhashay dalka Hindiya ayaa dhawaan qalqal ku abuuray xoogga korontada ee laga isticmaalo xaafad ay degan tahay gabar uu...

Most Read