MUQDISHO (HN) — Kafateeri ku yaalla Fitnam lamid ma ahan kuwa badan oo sidiisa oo kale shaah iyo cunno fudud laga helo. Marka ay timaado maqaayadaha degaan la-jaalka oo dabeecadda qeyb ka muujiya, magaalada Ho CVhi Minh ee caasimadda labaad ee Fiitnam waa mid u gaar ah. Tanina ma ahan maqaayaddii koowaad ee xiriir dhow ka dhex abuurta dadka iyo ...
Read More »Monthly Archives: August 2021
Maalinta Caalamiga ee Isirka Afrika.
MUQDISHO (HN) — Maalinta Caalamiga ah ee Isirka Dadka Afrika waxaa markii ugu horreysay loo dabaal-degayaa sannadkan si loo muujiyo kaalinta wax-ku-oolnimada leh oo ay kaga jiraan jaalliyadahooda ku nool dunida dacalladeeda meeshana looga saaro dhammaan nuucyada kala duwan ee isir-takoorka iyo faquuqa ka-dhanka-ah Afrikaanka. Dadka oo dhami waxaa lagu dhalay sinnaan iyo xurriyad ay sumcadda iyo qaddarintu u tahay ...
Read More »Xildhibaankii Xilkiisa uga haray Xanaanada Ilmaha
MUQDISHO (HN) — Waxay wadaagaan hoy qura iyo daryeel mida. Mana ahan kuwa wada dhashay. Balse hal nin sababtiisa ayay halkan u joogaan. Magaciisu waa Robert. Wuxuuna xubin barlamaan ka ahaa Kenya sannadkii 2017 wixii ka horreeyey. Isaga iyo ilmaha uu gabaad u fidiyay waxay wadaagaan waaya’aragnimo qura. Gebigood waa naafo iyo naafo-la-mood. Dad badan waxay barlamaanka u galaan inay ...
Read More »Maalinta Caalamiga ah ee Ka-dhanka-ah Tijaabada Nukliyeerka.
MUQDISHO (HN) — Taniyo markii la sameeyey tijaabadii ugu horreysay ee nukliyeerka oo ahayd 16 July 1945, in ka badan 2,000 oo mar ayaa la sameeyey, in yar oo muhiimad ah ayaa la siiyay bedqabka iyo samatabaxa nolosha ina aadan haddii la isku adeegsado. Si kastaba, taariikhda ayaa sheegeysa ciribxumida iyo burburka daran ee laga dhaxlo isku adeegsigiisa. Aqoonta insaanka ...
Read More »Ninka la jiifta Duurjoogta.
MUQDISHO (HN) — Ma ahan oo qura Yaxaaska saaxiibka kaliya oo uu rabaayad ama hayin ahaan u heysto. Duurjoog uu ka yimid yahay bah shabeelka la mataanka ah ee Haramcadka, diidiinka, iyo Daaxuurka ayaa kula nool gurigiisa. Dabcanna, intaas oo dhan waxaa uga sokeeya Masaska oo uu la jiifsado lana seexdo mararka qaar. Gudaha dalka Burundi ayuu ku nool yahay ...
Read More »La kulan: Jiiska Jeesteeya.
MUQDISHO (HN) — Majirto wax uu ka cawdo – micnaha waa qof aan isku arkin naafo. Emmanuel waa 19 jir lug iyo gacan is xiga ka go’an – balse sida qof kale oo caadi u aalamiitayn kara; haddii loo baahdana xarig boodka ku fiican. Intaas oo dhan wuxuu waliba ku qabsadaa farxad iyo niyadsamaan. Noloshu aalaaba markii uu yaraa way ...
Read More »Maalinta Caalamiga Xusuusashada Ganacsiga Addoonsiga iyo Ciribtirkiisa.
MUQDISHO (HN) — Habeenkii ay taariikhdu ku beegneyd 22-ka ilaa 23 Agoosto sanandkii 1791 gudaha Santo Domingo oo maanta la yiraahd Jamhuuriyadda Haiti waxaa ka marqaati kaceen bilowga kacdoon adag oo door weyn ka qaadanayay ciribtirka ganacsigii addoonsiga ee ka jiray Atlantic-ga. Waana isla taariikhdan midda ka dambeysa helidda iyo xuska maalinta caalamiga ah ee xusuusashada ganacsiga addoonsiga iyo dhammeyntiisa. ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Xusuusashada Dhibanayaasha loo waxyeelo Diintooda.
MUQDISHO (HN) — Xurriyadda diinta ama caqiidada, midda hadalka iyo aragtida iyo isu-imaatinka – mid diineed iyo siyaasi – intabada waa xuquuqaadku uu ina aadan maanta ku heshiiyay inuu si isla eg ugu raaxaysto. Laakiin, aalaaba ereyadu sida loo yiraahdo uma dhamaadaan ficil ahaan. Cahdigii Baaqa caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha ayaa quruumuhu isla qaatay inay wadajir ugu istaagaan ilaalinta ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Bani-aadanimada.
MUQDISHO (HN) — Maalinta Caalamiga ah ee Bani-aadnimada oo lagu soo gaabiyo WHD waxaa la xusaa 19 Agoosto si loogu dabaal-dego wax-ku-oolnimada shaqaalaha safka hore uga jira gurmadka iyo gargaarka bani-aadnimo – oo iyaga oo u samafalaya bashariyadda u dhintay ama loo dhaawacay – waxaana halyeygaa birmadka ku jira lagu dhiirri-geliyaa inaysan marnaba ka joogsan halganka iyo bixinta dadaal nafhurnimo ...
Read More »Qoys muddo 6 sano ah Guri ka dhigta Musqul.
MUQDISHO (HN) — Saddex sano oo bani aadanka cimrigiisa kamid ah wuxuu ku bixiyaa booqashada suuliga ama musqusha; laakiin, lixdii sano ee lasoo dhaafay waxay hooyadan iyo labadeeda cunug guri ka dhigtaan musqul ama suuli. Guri aad u jeedaanna wuxuu ahaa walina yahay musqul korka iyo gidaaradda looga deyray dhoobo iyo laamiyeeri. Dhammaanteen waxaynu dhibsanaa daqiiqadaha kooban oo aan booqashada ...
Read More »