crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> November | 2018 | HimiloNetwork

Monthly Archives: November 2018

Muuqaal cajiib ah – Adigoo dalxiisaya halagaaga shaqeeyo Barahaada Bulshada.

Muqdisho – Adeegga ‘Relax We Post’ oo Dalxiisayaasha u sahlaya in looga shaqeeyo Koontadooda Baraha Bulshada xilliyada ay ku jiraan fasaxyada. Ku xirnaanshaha xad dhaafka ah ee baraha bulshada wuxuu keensaday in la qabatimo oo aan la helin waqti looga nasan karo – ama la’aantiis maalin gelinkeeda dunida dhabta ah lagu sugnaan karo. Mid kamid ah hoteellada ku yaalla dalka ...

Read More »

Adeegga ‘Relax We Post’ oo Dalxiisayaasha u sahlaya in looga shaqeeyo Koontadooda Baraha Bulshada.

Muqdisho (Himilonetwork) – Relax We Post” waa adeeg cusub oo hoteellada Swizz-ku ay u fidiyaan martida ku nasaneysa kuwaas oo raba inay ka nafisaan dunida baraha bulshada kuna raaxaystaan fasaxyadooda – isla mar ahaantaana aanan dooneyn inay ka maqnaadaan qadka. Dhammaan waxa kaliya oo ay u baahan yihiin ayaa ah inay xogaha koontadooda instagram-ka ku aaminaan howl-wadeennada hoteelka u qaabilsan shaqada ...

Read More »

Masha Allah – Duuliye Shahaadada loogu qabtay Hawada sare ee Sucuudiga!

RIYAD (Himilonetwork) – Duuliye u dhashay dalka Brazil ayaa qabsaday indhaha dadyowga caalamka kaddib markii isaga oo hawada sare ku duulinaya diyaaradda uu cabbaar hakad geliyay si Shahaadada loogu qabto dusheeda xilli ay dul maraysay hawada Sucuudiga. Captain Amalo, oo duulinaya diyaarad aan magaceeda la sheegin waxaa la duubay isaga oo aqrinaya Shahaadada. Waxaana u qabanayay saaxiib la saarnaa diyaaradda. ...

Read More »

95-jir kusoo toosay Geeridiisa – Xilli la moodayay inuu dhintay!

Rajasthan (Himilonetwork) – 95 jir kasoo jeeda miyiga gobalka Rajasthan ayaa dhawaan lala fajacay kaddib markii uu soo miyirsaday xilli lagu jiray dhaqista meydkiisa kolkii dhaqaatiirtu ay sheegeen inuu dhintay. Budh Ram, oo kamid ah dadka degaanka  Bhaktanwalan Ki Dhani, ayaa miir-daboolmay habeenkii Sabtida kaddib markii uu ka sheegtay feeraha. Markii qoyskiisu ay ugu yeereen dhaqtarka, wuxuu baaritaan kaddib ku sheegay inuusan ...

Read More »

Bulshada – si ay Waqti fiican ugu abuuraan Lammaane xanuunsan – sameynaya fal naxariis leh!

California (Himilonetwork) – Bulshada cajibka ah ee ku nool Seal Beach, California, waxay milkiilaha xarun iibisa doolshooyinka ku caawinayeen muddo badan inuu waqti ku filan la qaato afadiisa xanuunsan – iyaga oo xilli hore ka iibsada dhammaan dalabka maalinkaas usoo dhaca si uu xilli hore inta uu u xiro kaddibna ugu tago gacalisadiisa. John iyo Stella Chhan waxay muddo 30 sanno ...

Read More »

La kulan: Ninka – si uu u helo Shaqo iyo Lammaane cusub – doonaya inuu Da’diisa ka dhimo 20 sano!

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin u dhashay dalka Holland oo 69 jir ah ayaa go’aansaday arrin liddi ku ah shuruucda iyo qawaaniinta kagadaal markii uu dalbaday in 20 saano laga jaro da’diisa dhabta ah. Waxa uu sheegay in muuqaal ahaan jirkiisu yahay dhallinyaro isagoo sita warqado caafimaad oo been abuur ah. Emile Rutland, Waa hawlwadeen dawladeed oo ka shaqeeya horumarinta aadanaha, ...

Read More »

‘Dhalinyarada dulman’ – Oraah marin habaabineysa Da’yarteenna.

Muqdisho (Himilonetwork) – Waxaa innagu badan oraahda ah ‘dhallinyaradu wey ku dulmantahay siyaasada maadaama aan xil loo dhiibin ama koonta xaddidan oo xoogan aan laga dhex siin baarlamaanka wadanka’, sidoo kale waxaa aad u badan dhallinyarada ay saameyn ku yeelatay kalimaddaas oo daba hingaadsha dhawaaqyadaas dulmiga loo ekeysiiyay. Maddiidani in dhallinta ey dulmantahay eyna kala simantahay muwaadiniinta kale ee dalka, ...

Read More »

Dhib ceynkee ah ayaa ka dhalan kara dawo uusan Dhaqtar kuu qorin?!

Muqdisho (Himilonetwork) – Qaadashada dawo waxaa keena xaalado caafimaad oo daruuri ah hase ahaatee in la qaato iyada oo uusan ku talin dhaqtar waxaa ka dhalan kara dhibaatooyin caafimaad oo ka khatarsan xanuunka loo qaatay. Dad badan ayaa iyaga oo ka fogaanaya safka dheer ee loo galo isbitaalada iyo kharashaadka ku baxa baarista caafimaad waxay tagaan farmashiyaha iyaga oo daqiiqado ...

Read More »

Oofwareen – Aafo ku foollan Dadkeenna.

Muqdisho (Himilonetwork) – Waa cudur qufac iyo xummad leh oo saableyda dadka ku dhaca siiba sanbabada sal-dhigta waxa uuna badanaa beegsadaa carruurta ka yar shan sanno, 99% waxa uu ka jiraa dalalka soo koraya ee ay Soomaaliya ka mid tahay. Fahanka Soomaalidu ay ka haysato xanuunkan waxaad moodaa inuu aad u hooseeyo, badankeen waxaan ku qaladnaa cudurro kale sida Buro-kiito, ...

Read More »

Is-dilka Ardayda dalka Japan – Tiro laga walwalo!

Muqdisho (Himilonetwork) – Wasaaradda waxbarashada dalka Japan ayaa dabool qaaday kororka ku socda ardayda is-daldalaya ee da’da yar taas oo iminka mareysa heerkii ugu sarreysay marka la eego 30 sano ee lasoo dhaagay. Sanaddii ina dhaaftay oo keliya waxa naftooda haligay250 arday, kuwaas oo dhigta dugsiyada hoose, dhexe iyo sare, waana tiradii ugu badneed tan iyo sanaddii 1986, markaas oo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!