Monthly Archives: July, 2017

Lakulan – Nin maalin kasta shaqadiisa diyaarad ugu kicitima!

Los Angeles (Himilonews) - Haddii aad kamid tahay dadka qaar oo aalaaba ka cawda socdaalka maalinleed ee shaqadiisa, sheekadan waxay ugu yaraan ku gelinaysaa...

Cano Cristales – Webiga ‘Shanta Midab’ ama Qaanso-roobaad.

MUQDISHO -- Webiga Shanta Midab’ ama ‘Webiga Qaansa-roobaad’, Cano Cristales waa mid kamid ah webiyada ugu cajiibka badan caalamka. Inta ugu badan sanadka, Cano Cristales...

Nin subax kasta webi kaga soo dabaasha aqalkiisa ilaa goobtiisa shaqada!

Muqdisho – Badi socotada magaalada Munich ee dalka Jarmalka waxaa saacado badan kaga baxa socdaalka jidadka mashquulka iyo jaamka la tiictiicaya subax walba, hayeeshe...

30 July – Maalinta Caalamiga ee Saaxiibtinimada.

Muqdisho (Himilonews) - Dunideennu waxay wajahaysaa caqabado badan, musiibooyin iyo awoodo kala dhantaalaya midnimadeenna – sida saboolnimo, rabshado, ku xad-gudubka xuquuqda Insaanka iyo in...

28 July – Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga.

Muqdisho (Himilonetwork) - Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga waxaa la xusaa 28 July sanad kasta si dunida loogu mideeyo kor u qaadista wacyiga la xiriira...

Taariikhda Qoran – Dooxadii Mag Ari.

Muqdisho - Soomaalidu Geela wuxuu qarniyo badan usoo ahaa tiir-dhaxaad noloshooda kaalin mug kaga jira. Waxaa la yiri saddex noolaha kale oo dhan fool-xumo...

Laba wiil oo wajiga madax-weyne caan ah ku dhacay lacago fara badan!

Turin (Himilonews) - Laba walaalo ah ayaa adeegsaday wajiga madax-weynaha dhawaan la doortay ee Donald Trump si aan loo garan xilli ay rabeen inay...

Warbixin – Midowga Shirkadaha Korontada ee BECO

Muqdisho (Himilonews) - Isu-tagga midowga shirkadaha bixiya korontada wuxuu irid laba fursad u furan u noqday dadka iyo saamileyda ku midaysan. Taniyo markii ay...

Nigeria – Hooyo cunugeeda ku iibsatay Mooto!

Lagos (Himilonews) - Hooyo ayaa cunugeeda yar ka iibsatay kuwa dadka ka ganacsada ‘Human Traffickers’ waayo waxay rabtay inay hesho lacag ay ku gadato mooto...

Ninka wax-dhal ku noqday 70-jir oo ka cararaya ilmihiisa!

Serbia (Himilonews) - 60-jirta  Atifa Ljajic iyo seygeeda, Serif Nokic oo 68-jir ah kuna nool dalka Serbia waxay isku dayi jireen helidda cunug ay...

Most Read