Monthly Archives: September 2018

Daawo – Nin ay Shimbirihu u daba-ordaan sida Ilmihiisa oo kale.

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin u dhashay Koofur Kuuriya ayaa dunida kaga yaabsaday markii la arkay isaga oo ay daba ordayaan dhowr shimbiro oo ay Soomaalidu u taqaan ‘Uureey-ma-dhasho’. Waxay u daba socdaan sida aabe iyo hooyadood oo kale. Taniyo markii uu ka fiiqay ukumaha, waa isaga qofka kaliya oo ay ku indha-qaadeen markii ay usoo if baxeen adduunka. Wuxuuna ku ...

Read More »

Gobalka ugu yar Kanada oo helaya Masjidkiisii koobaad.

Ottawa (Himilonetwork) – Kaddib shaqo dheer, Masjidkii ugu horreeyey ayaa maalintii shalay laga daah-furay Yukon oo ah gobalka ugu yar saddex gobal oo uu ka kooban dhulweynaha Kanada. “Waa tallaab cusub oo ka dhalatay dhanka waqooyi. Waxaana loogu yeeri doonaa Star Trek,” ayuu yiri Hussein Guisti, oo kamid ah Zubaidah Tallab Foundation. “Waad ku mahadsan tihiin inaad baqaar weyn u bedeshaan masjid ...

Read More »

Soomaaliya – Dal Dihan; Dadkiisuna Dawarsadaan!

Muqdisho (Himilonetwork) – Soomaaliya waa dal dhaca Geeska Afrika kaasi oo xudduud ahaan la wadaaga dalalka Itoobiya, Jabuuti, Kiinya iyo Badweynta Hindiya. Soomaaliya waa dalka 2aad ee ugu xeebta dheer qaaradda Afrika, dhulka ayaa u qeybsama deegaanno sare, dhuldaaqsimeed iyo buuroley, Cimilo ahaan waddankeennu waa mid diiran sannadki oo idil, inkastoo ay soo dhacaan dabeylaha monsoonku iyo roob aan joogto ...

Read More »

Warbixin: Dumarka oo – tiro iyo tayaba – ragga kula tartami kara Mihnadda Saxaafadda

Muqdisho (Himilonetwork) – Sannado kahor waad rumeysan kartay in raggu kaga badan yihiin saxaafadda dumarka, in qof marwo ah aysan wada qabin karin mihnadda saxaafadda iyo shaqada guriga iyo in saacadaha xirfadan laga shaqeeyo aysan dumarka ku habbooneyn hase ahaatee sababahaasi oo dhan oo ahaa caqabadaha heystay dumarka saxafiyiinta ah way ka baxeen meesha hadda. Shaqada saxaafadda iyo aragtida dumarka dibadda ...

Read More »

Jidka cusub ee u furmaya Nolosha Qoysaskeenna.

Muqdisho (Himilonetwork) – Wada noolaanshaha waxa ay ku haboontahy jecel iyo ku qanacsanaan ay isku qanacsanyihiin labada qof ee doonaya in ay wada noolaadaan, hadaba side loo heli karaa qoysas kuwada nool jeceyl iyo is marxabeyn? Heer intee la’eg ayuu la egayhay ku noolaanshaha jaceylka ee qoysaska Soomaaliyeed? Su’aalaasi waxaa ka jawaabaya Sheikh Ahmed Jowhari oo inta badan ka shaqeeya ...

Read More »

Dhallinyaradu waa is-beddelka Bulsho kasta!

Muqdisho (Himilonetwork) – Marka aan dib ugu noqono taariikhda aadanaha, dawrka dhalinyarada ee isbedelka bulshada waxa uu ahaa mid muuqda. Waxay ka qayb qaadan jireen hawlaha dadweynaha sida dhaq-dhaqaaqyadii xorriyad raadinta, welina bulshooyinka caalamka waxa ay ku leeyihiin kaalin durugsan. Inkastoo dalal badan ay hoos u dhigeen kaalintii dhalinyarada sida inay xilal ka qabtaan kolba maamulka dawliga ah ee jira, ...

Read More »

Talo kaddib go’aanso inaad jebiso Tarmuuskaaga!

Muqdisho (Himilonetwork) – Tarmuusku wuxuu ka samaysan yahay caag ama macdan korka ku dahaaran iyo labo dhalo oo lakab isku ah oo dhexyaala caloosha. Labada dhalo waa kuwa lakab isku ah oo dhexdoodu banaantahay oo xitaa hawada laga saaray si uusan u lumin kulka ama qabawga lagu shubay. Tusaale nuuca shaahiga karinta kaddib lagu shubo waa mid loogu talagalay in uu ...

Read More »

La kulan – Deeqsiga Maalinle u quudiya Kumaankun Danyar ah!

WASHINGTON, DC (Himilonetwork) – Milkiilaha maqaayad ku taalla caasimadda Maraykanka ayaa si maalinle ah u quudiya dadka hoy la’aanta ah si uu u sharfo dhaqankii wanaagsanaa ee hooyadiis ku dhaqmi jirtay. “Waxaan waligay ku duceysan jiray in haddii aan maqaayad furo aan maalinteeda koobaad ka quudiyo danyarta hoy la’aanta ah,” ayuu yiri Kazi Mannan, oo ah mulkiilaha maqaayadda Sakina Halal Grill ...

Read More »

Tareenkii isku xiri lahaa Makka iyo Madiina oo ugu danbeyn Shaqo bilaabaya.

Jeddah (Himilonetwork) – Tareenkii ugu horreeyey oo casri – kaas oo isku xiri doona labada magaalo ee MAKKA iyo Madiina ayaa ugu dambeyn daaha laga rogay, sida ay soo xigatay VOA News. “Wuxuu xawaareyn karaa 300 oo kilomitir saacaddiiba, wuxuuna aad u dhimi doonaa waqtigii badnaa ee lagu socdaali jiray fogaanta u dhaxaysa labada magaalo,” ayuu yiri Mohammed Falaha, oo ah ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!