Monthly Archives: September, 2018

Daawo – Geedka UGU Ballaaran Adduunka oo hamoodin Keyn.

New Delhi (Himilonetwork) - Dalka Hindiya waxaa ku yaalla geedka ugu ballaaran adduunka kaas oo 30-kii sano ee lasoo dhaafay sii fidayay laba acres. Waxaa...

Daawo – Maalqabeen Qashinka ururiya!

Muqdisho - Halkan ka daawo maal-qabeenka qashinka ka ururiya magaalada uu degan yahay. https://youtu.be/wjx5VJSndbM https://youtu.be/yk_YTTjQbhc

La kulan – Maalqabeenka – Xilliga Nasashadiisa – Qashinka ka ururiya Jidadka.

Beijing (Himilonetwork) - Zhong Congrong, oo ah maal-qabeen ganacsade ah oo ku nool magaalada Chongqing ee dalka China waxaa loo yaqaan malyaneerka qashinka ururiya 'the millionaire...

Nin – si uu u raali-geliyo Gacalisadiisa – sameeyey Fal-cajiib ah!

Delhi (Himilonetwork) - Ganacsade da'yar oo raba inuu dib u hantiyo gacalisadiisa kaga maqan caro awgeed ayaa boorar ku dhow 300 oo lagu qoray...

Masaajidda Luton oo Ol’ole Nadaafad bilaabaya.

Muqdisho (Himilonetwork) - Masaajidda ku yaalla Luton ee koofur bari UK ayaa isku qeybinaya koox-koox si ay u hir-galiyaan mashruuc nadaafadeed oo lagu nadiifinayo magaalada...

Webiga Ugu Wasaqda badan Caalamka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Macno malahan inta aad jeceshahay inaad ku dabaalato webiyada, laakiin hal webi oo ku yaalla dalka Induniisiya waxaad kaliya u tagaysaa...

Most Read