Yearly Archives: 2018

Qaabkee ayay Qabiilka Ayaidah ku gartaan Beenaalaha?!

MUQDISHO (Himilonetwork) -- The Ayaidah, oo ah qabiilka Bedouin ee dega waqooyi-bari dalka Masar waa kuwii ugu danbeeyey ee wali ku dhaqmaya  Bisha’h oo ah hab-dhaqan hore...

Maxaad ka taqaan Kulan-diimeedka Sannadlaha ah ee Bishwa Ijtema?!

DHAKA (Himilonetwork) -- Boqollaal kun oo Muslimiin ah ayaa ku kulma daanta webiga Turag ee duleedka caasimadda Bangladesh ee Dhakka - isku imaatin lagu tilmaamo...

Saleh oo rumeynaya riyada taageere Liverpool oo indhoole ah.

LONDON (Himilonetwork) -- Xiddiga Muslimka ah, Mohammed Saleh ayaa rumeeyey riyada taageere 26-jir indhoole ah oo kooxdiisa Liverpool taageerayay taniyo carruurnimada - isaga oo...

Qoys Muslim ah oo Qarni ka badan ilaaliya Kaniisad ku dhex taal Xaafaddooda!

LAHORE (Himilonetwork) -- 100-kii sano ee lasoo dhaafay, qoyska reer Waheed Murad waxay ilaalinayaan kaniisad yar oo ku taalla xaafadooda - iyaga oo hubsada in...

Denmark oo qaadashada Sharciga ku xiraysa in la is-gacan-qaado ‘salaamo’!

COPENHAGEN (Himilonetwork) -- Tallaab loo arkay in lagu bartilmaameedsanayo tira-yarta Muslimiinta ah ee la nool, Denmark ayaa hindise-sharciyeed la xiriira in qofka qaadanaya sharciga...

Marka Afadu Rabto Inay Tijaabiso Jaceylka Seygeedu u qabo Carruurtooda!

MUQDISHO (Himilonetwork) -- Haweeney Shiinees ah ayaa lagu soo warramayaa inay ka been sheegtay afduubka wiilkeeda 11-jirka ah si ay u tijaabiso haddii seygeedu...

Haweeney – si ay ku ogaato qaabka wax loo dhaco – shaqaaleysiinaya tuugo xirfadlayaal ah!

LONDON (Himilonetwork) -- Milkiilaha dukaan dharka lagu iibiyo oo ku yaalla London ayaa - si ay uga hortagto xatooyada - sameynaysa fal cajiib leh....

Nin isku tilmaamay argagaxiso oo loo diiday Dal-ku-galka Maraykanka.

MUQDISHO -- 70-jir u dhashay dalka Scotland ayaa iska qasaariyay fasaxiisa xagaaga uu ku tagi lahaa Maraykanka kaddib markii - isaga oo buuxinaya foomka codsiga...

La kulan – Samafalaha u istaagay Samata-bixinta Eeyaha Dayacan iyo Kuwa Dhaawacan!

MUQDISHO (Himilonetwork) - Edgardo “Perros” Zuniga wuxuu ku safray gebi ahaan dalka Mexico isaga oo samata-bixinaya eeyaha dayacan; iyo kuwa dhaawacan; una fidinaya daryeel iyo...

La kulan – 12-jirka Maamule iyo Macalinba ka ah Dugsiga uu aas-aasay!

MUQDISHO (Himilonetwork) -  Leonardo Nicanor Quinteros waa 12 jir wali ku jira wax-barashada dugsiga sare. Wuxuuna goor hore awooday inuu furto iskuulkiisa gaarka si uu...

Most Read