Yearly Archives: 2018

Muuqaalka Wiilkii lagu wareeray Labnimadiisa.

MUQDISHO (Himilonetwork) - Abdussalam Firdaus Abdul Aziz, oo ah 22-jir ku nool dalka Malaysia ayaa mashquuliyay dareenka baraha bulshada dalkiisa maadaama lagu jaah-wareeray muuqiisa u...

La kulan – Ninka Baadi-goobka ugu jira Gabadhii uu ku riyooday!

MUQDISHO (Himilonetwork) - Nin Shiinees ah ayaa qabsaday warbaahinta Shiinaha kaddib markii la sheegay in muddo 50 maalmood ah uu dukaan iibiya buugaagta ku...

Dhalinyarada Jirka Shaabadeysta oo laga caawinayo in laga fujiyo haddii ay xifdiyaan Suuratu Ar-Rahman.

TANGERANG, Indonesia (Himilonetwork) – Si loogu caawiyo inay Alle ugu dhawaadaan, xarun caafimaad oo ku taalla Induniisiya ayaa dhalinyarada qaba shaabadda jirka ama 'tattoo'-ga...

Xaramka oo lagu soo kordhinayo Farta Indhoolayaasha oo Qur’anka lagu qoray!

MUQDISHO (Himilonetwork) - Xajka iyo Cumrada hadda waxay sahal u yihiin qof walba oo Muslim ah kaas oo gaari kara magaalada Makka - xittaa...

59 Qof oo Marqura qaatay Islaamka gudaha Filibiin.

CEBU (Himilonetwork) - Ku dhawaad 59 u dhashay dalka Filibiin ayaa qaatay diinta Islaamka kaddib markii ay ku qanceen dacwada ay dhawaanahaan ka wadaan...

La kulan – Gabadha aan muuqaalkeedu is-beddelin muddo 20 sano ah!

MUQDISHO (Himilonetwork) - Yang Dan, oo ah 44-jir muddo 22 sano ah ka shaqeynaysa qeybta saadaasha hawada ee fogaan-aragga Shiinaha ee CCTV waxay noqotay fil-walba-la-fac...

Haweeney Muslimad ah oo ka sheekeyneysa Jir-dilka lagu hayo Muslimiinta Uyghur ee Shiinaha.

ÜRÜMQI (Himilonetwork) – "Waxaan ka tuugayay inay nafta i dhaafiyaan mar kasta oo ay koronto igu qabtaan. Jirkayga oo dhan ayaa wada guban jiray....

Xaafad Dhan oo Mar qura Iska wada dhaaftay Cabista Sigaarka.

YOZGAT (Himilonetwork) – In kasta oo diinta Islaamka ay mamnuucday dhuuqista sigaarka, haddana malaayiin Muslimiin ah ayaa ku dhiban nuugidda tubaakada. Balse hadda wax...

Askari Maraykan ah oo Amerikaan-ka u sharraxaya Diinta Islaamka.

FAYETTEVILLE, North Carolina (Himilonetwork) – Wuxuu shaqada ciidannimada Maraykanka isaga tagay sannadkii 2015-ka. Hadda Jason Criss Howk wuxuu helay aragti cusub oo fog - inuu...

Masha Allah – Wiil 7 sanno jir ah oo Qur’anka oo dhan Dusha Ka-xifdiyay!

MUQDISHO (Himilonetwork) - Wiil yar oo 7 sanno jir ah ayaa dusha ka qeybay Qur'anka oo dhan gudaha magaalada Luton, dalka England - isaga oo...

Most Read