Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeMuuqaalladaDaawo - Geedka UGU Ballaaran Adduunka oo hamoodin Keyn. Muuqaallada Daawo – Geedka UGU Ballaaran Adduunka oo hamoodin Keyn. By Himilo September 1, 2018 0 68 Share FacebookXPinterestWhatsApp New Delhi (Himilonetwork) – Dalka Hindiya waxaa ku yaalla geedka ugu ballaaran adduunka kaas oo 30-kii sano ee lasoo dhaafay sii fidayay laba acres. Waxaa lagu qiyaasayaa inuu jiro 250 sano, marka loo eego khubarada degaanka. Diimaha Hinduuga iyo Buudiska ayuu u noqday mid Muqadas ah. Halkan haddaba ka daawo muuqaal laga soo duubay. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleDaawo – Maalqabeen Qashinka ururiya!Next articleLa kulan – Haweeneyda Maalinle u Quudisa Boqollaal Danyar ah. Himilohttp://Himilonetwork.comZakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka. RELATED ARTICLES Muuqaallada Daawo: Koobka Adduunka ee Nadiifinta Daaqadaha August 3, 2026 Muuqaallada Daawo – Tartanka fuulitaanka aan suurta-galka ahayn! July 30, 2026 Muuqaallada Daawo – Darbi-jiifka Daryeela Shimbiraha Nairobi. June 2, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular “U daaya diintiisa.” – Maxkamadda Allahabad oo Ayush Malik u tixgelisay qaadashadiisa Islaamka. September 21, 2026 Lamaane Muslim ah oo lagu qasbay inay ku dhawaaqaan hal-ku-dhegyo Hindu ah! September 21, 2026 Cabasho laga gudbiyay sarkaal BOOLIS markii ay ku salaantay ‘Assalamu-Calaykum’ September 21, 2026 Xildhibaan ku baaqday in Carruurta Muslimiinta Madrasadaha dhigta ay qaadaan Amaanta Sanamyada! September 21, 2026 Load more Recent Comments