HomeMuuqaalladaWebiga Ugu Wasaqda badan Caalamka.

Webiga Ugu Wasaqda badan Caalamka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Macno malahan inta aad jeceshahay inaad ku dabaalato webiyada, laakiin hal webi oo ku yaalla dalka Induniisiya waxaad kaliya u tagaysaa geeridaada.
Halkani waa webiga Citarum river oo ku yaalla dalka Induniisiya kaas oo lagu tilmaamo webiga ugu wasaqda badan caalamka – u tirid la’aanta iyo u adeegsiga wax ka badan dabeecaddiisa ayaa ka dhigtay inuu isku bedelo bulaacad qashinka lagu qubo.
Wuxuu mar ahaa mid kamid ah webiyada ugu quruxda badan qaaradda Asiya. Hadda wuxuu il kale u yahay dadka degaanka kuwaas oo – maadaama aysan in badan naawileyn inay ka kalluumeystaan – kasoo raadsada walxaha kala duwan ee balaastikada si ay dib ugu adeegsadaan.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments