crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> September | 2018 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: September 2018

Daawo Sawirrada – Masjidkii UGU horreeyey ee laga dhiso UK.

London (Himilonetwork) – Wargeyska Britain ee The Sun ayaa daabacay sawirada Masjidkii ugu horreeyey ee laga dhiso Britain gaar ahaan Woking ee Surrey kaas oo dib ugu laabanaya casrigii Victorian-ka. Sawiradda ayaa muujinaya bilowgii qarnigii 20aad siduu u ekaa masjidkii koobaad ee laga taago cidda England. Waxaa lagu magacaabaa Shah Jahan waxaana sannadkii 1889 laga dhisay 50 km meel koofur uga beegan caasimadda ...

Read More »

Kansarka sii badanaya oo cayilka lala xiriiriyay!

Muqdisho (Himilonetwork) – In aad loo cayilo ayaa ayaa qayb wayn ka qaadata waxa sababa Kansarka sii badanaya ee UK, halka ay hoos uga dhaceen kansarka uu keeno sigaar cabbidda, sida ay sheegayso cilmibaadhis wayn oo la sameeyay. Xarunta Cilmibaarista UK ee la dhoho Cancer Research UK ayaa ogaatay in saddexmooloodow meel kansarka dadka ku dhacay in laga gaashaaman karay ...

Read More »

‘Carruurta Tanzania oo ugu caafimaad badan adduunka oo dhan’

Muqdisho (Himilonetwork) – Dalka Tanzania ayay ku nool yihiin carruurta ugu caafimaad badan adduunka oo dhan sida ay ogaadeen saynisyahanno reer Australia ah. Baaritaan ayaa lagu sameeyay 1.1 milyan oo carruur ah oo da’doodu ay u dhaxayso 9 ilaa iyo 17 sano oo kala jooga 50 waddan. Carruurta ka qeyb qaadatay daraasaddan ayaa lagu xujeeyay inay jimicsadaan labaatan mitir si ...

Read More »

‘Adoo cayilan baad caafimaad qabi kartaa waa quraafaad’

Muqdisho (Himilonetwork) – Fikradda sheegaysa in dadku iyagoo cayilan ay haddana caafimaad qabi karaan waa quraafaad, sida ay sheegayaan khuburo ku sugan boortaqiiska. Cilmibaaristan oon wali la daabicin ayaa lagu darsay macluumaadyada caafimaadka ee dhakhaatiirtu ka diiwaan galiyeen 3.5 milyan oo ruux oo ku nool UK. Waxay sheegeen in dadka aadka u cayilan ee aan marka hore lagu arkin calaamadaha horudhaca ...

Read More »

Cayilka xad dhaafka ah ‘oo lala xiriirinayo inuu dumarka ku ridi karo Kansar’ kana daran yahay Sigaarka

Muqdisho (Himilonetwork) – Cayilka ayaa la filayaa inuu ilaa sannadka 2043ka noqdo caqabad ka weyn sigaarka oo dumarka UK uu ku rido cudurka Kansarka, taasoo ka weyn xitaa sigaarka, wuxuuna noqon doonaa waxa ugu weyn ee mudan in laga hor tago, sida lagu saadaaliyay warbixin ay UK ka soo saareen koox cilmi baareyaal ah. Wakhti xaadirkaan, 12% ka mid ah haweenka ...

Read More »

Ogow Sababta Maqaayad Iskuul sare-joog wax loogu cuno!

Beijing (Himilonetwork) – Dusiga sare oo ku yaalla magaalada hangqiu, ee gobalka Henan ayaa dhawaan la kulmay eedeymo badan kaddib markii maqaayadda iskuulka laga qaaday dhammaan kuraastii si ardayda loogu dhiirri-geliyo inay halhaleel ugu laabtaan fasallada. Xilli ay ardaydu kasoo laabanayeen fasax xilliyeedka sannadka, waxaa la yaab ku noqotay inay arkaan maqaayadda oo aan laheyn kuraas – qasabna ay ku ...

Read More »

Nin – si uu isku dareensiiyo inuu caruus yahay – u xada dharka caruusadaha.

Beijing (Himilonetwork) – 50-jir u dhashay dalka Shiinaha waxaa dhawaan xiray booliska Shanghai kaddib markii uu ka xaday 70 darees oo kuwa loo xiro aroosadaha ah habeenka aqal-galkooda dhowr dukaan oo iibiya dharka aroosyada. Markii la weydiiyay sababta uu sidaan u sameynayay, ninkan oo xaas hore soo furay wuxuu ku jawaabay ‘waxaan doonayay inaan is dareensiiyo inaan guursanayo mar labaad.’ ...

Read More »

Nin Cirweyn oo laga diiday inuu wax ka cuno Maqaayad kaddib 100 saxan oo uu ka kacay!

Muqdisho (Himilonetwork) – Jaroslav Bobrowski, oo ah da’yar ku nool Jarmalka ayaa laga mamnuucay maqaaayd la yiraahdo ‘an-all-you-can-eat sushi restaurant’ kaddib markii uu cunay 10 saxan oo cunto ah – xaalad milkiilaha maqaayadda uu u arkay mid aan caadi aheyn una fiicneyn ganacsigiisa. Bobrowski waa injeer ku gaaroobay software-ga iyo jirdhise wuxuuna ku jiraa hab cunna-qaadasho goonni ah oo ah inuusan ...

Read More »

Masjidkii UGU horreeyey oo laga dhisayo Caasimadda Athens.

Athens (Himilonetwork) – Caasimadda dalka Giriiga ayaa isku diyaarinaysa wajigii ugu danbeeyey dhimsha Masjid nuuciisa kii koobaad oo laga dhiso kaas oo dhici doona bartamaha magaalada Athens, sida ay soo xigatay Greek City Times. “Caqabidihii nagu hor gudbanaa waxay ugu danbeyn u muuqdaan kuwo sii dhammaanaya,” ayuu yiri  Asher Haider, oo xubin ka ah Guddiga Muslimiinta magaalada Athens ayaa u sheegay ...

Read More »

Wasiirka Diinta UK ayaa Ardayda Dugsiyada ugu yeeraya inay booqdaan Masaajidda.

London (Himlonetwork) – Wasiirka Diimaha UK, Lord Bourne, ayaa wareysi uu siiyay The Times ku dhiirri-geliyay ardayda iskuullada hoose ee Britain inay safar ku bixiyaan Masaajidda Muslimiinta si ay ula dagaallamaan Islaam naceybka jira. “Inta badan waxaad arkaysaa waalidiin oranaya; carruurteenna ma hubno inaan la rabno inay u baxaan masaajidda Muslimiinta,” ayuu yiri Lord Bourne. Kaligiisna kuma ahan soo jeedintan. Waxaa la ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!