crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> May | 2022 | HimiloNetwork

Monthly Archives: May 2022

Ka ganacsiga Sigaarka iyo saameynta Caafimaad-darro oo ay ku qabaan Dadka caba.

MUQDISHO (HN) — In kasta oo aanu dooneyn inuu ka hadlo ganacsigiisa, haddana xaqiiqdu waxay tahay ganacsadahani wuxuu sandaqadiisa oo u taalla kaabiga laamiga ku iibiyaa wax walba oo dhib iyo dheef u leh macmiishiisa. Laga soo bilaabo nac iyo xanjada ilaa sigaarka iyo taabuuga ayuu ka iibiyaa yar iyo weyn. Waxaase ugu badan kuwa caba sigaarka oo halkan oo ...

Read More »

La kulan – Gabadha lug kaliya ku aada iskuul u jira masaafo hal km ah.

MUQDISHO (HN) — Awanish Sharan waa sarkaal ciidan ayaa bartiisa twitter-ka soo dhigay sawirka Seema Kumari oo ah ardayad dhiganaysa fasalka shanaad ee dugsiga dhexe ee Fethpur iyada oo kaashanaya lug macmal ah oo ay ku socoto. Sharan oo qeexaya sawirka ayaa ku tilmaamay awoodda baraha bulshada. 10 jirta Seema oo dhawaan qabsatay baraha bulshada iyada oo u socoto iskuulkeeda ...

Read More »

La kulan – Sitey-ma-noogtada Tanzaaniya.

MUQDISHO (HN) — Sidaan ayay u kortaa gaari; saanna way uga degtaa. Waxay kaashataa salkeeda si ay ugu socoto. Waayo lugaheeda uguma yaaliin inay ku istaagto. Goor hore ayay ka noqdeen howlgab. Gurguurashada ayaana u socod ah. Laakiin ha nixin sheekadeedu waa kuu dambeysaa. Magaceedu waa Maryam. Waxay ku nooshahay Tansaaniya. Waana 40 jir heysta afar carruur ah oo ay ...

Read More »

Gudaha Seyladda Xoolaha ee Hargeysa.

MUQDISHO (HN) — Jugta geela lagama kaco. Waxa ku dhacaya geeljirahanina waxay u dhigantaa 10 nin feerkooda oo la isku geeyey. Haraatida geelu waa jaad kamid ah hababka uu ku aarguto. Marka laga yimaado qaniinyada iyo durdurada, haraantidu waa tan ugu sahlan aalaaba oo uu ku halgaado geeljiraha. Balse inta aanan kula wadaagin sababta haraatidu ku timid aan wax kaaga ...

Read More »

Sawiro – Gudaha fasallada wax loogu dhigo Ardayda Dhegoolayaasha ah.

MUQDISHO (HN) — Fasallo badan waxaa bulxanka iyo qeylada ka baxaysa laga maqlaa meel ka baxsan iskuulka, laakiin gudaha fasalkani kama maqlaysid wax sawaxan ah. Mana ahan inay ka cabsoonayaan in lagu ciqaabo. Waa inaysan helin nimcada maqalka. Waana waxa ay ka dhigan tahay in loogu yeero dhegoolayaal. Waa isku darka laba fasal oo kala ah afaraad iyo shanaad. Waxayna ...

Read More »

La kulan – Ganacsadihii ku xubeeroobay Dabkii ka kacay Suuqyaraha Banaadir.

MUQDISHO (HN) — Musiibadii ka dhacday suuqyaraha Banaadir toddobaadkii tagay, waxaa xubeer fara-maran ku noqday ganacsato Soomaaliyeed kuwaas oo lacag adag oo ay dalkooda ku maalgeshadeen ku waayay dabkii qabsaday xarumihii ay ku ganacsanayeen.   Dhaqane Axmed Xuseen oo hortaagan carwo uu lahaa – oo dabku gebi ahaanba dhulka la simay ayaana kamid ah. Kamana maqneyn meheradiisa markii uu shilku ...

Read More »

Gudaha Suuqyaraha Gubtay ee Banaadir

MUQDISHO (HN) — Khadra Axmed Faarax waxay teer iyo habeen hore markii uu dabku qabsaday suuqyaraha Banaadir ku mashquulsan tahay daadgurada wixii ka haray hantidii uga bas beeshay. Waa mulkiilaha makiinad sisinta lagu shiido oo kamid ah 15 xarumood oo dab xooggan uu ka kacay fiilo koronto ay galaafatay hanti raashiin iyo bagaash u badan. “Wallaahi qasaaruhu mayara,” ayay tiri. ...

Read More »

Laacibka iska diiday inuu xirto maaliyadda lagu soo xardhay astaanta ragga isku hawooda.

MUQDISHO (HN) — Laacibka Muslimka ah ee qadka dhexe uga cayaara Kooxda Paris Saint-Germain, Idrissa Gueye ayaa la seejiyay kulan kamid ah horyaalka dalkaas oo ay la dheelayeen naadiga Montpellier kadib diidmo uu ka keenay xirashada funaanad lagu soo xardhay midabada qaansa-roobaadka ama jeegaanta oo astaan u ah ragga u hawooda ragga kale ee qowmu-luudka ah. Gueye ayaa tarabuunka ka daawanayay ...

Read More »

Robot ku jawaabaya 11 luqadood oo lagu soo kordhiyay Masjidka Xaramka ee Makka.

MUQDISHO (HN) — Masjidka Weyn ee Xaramka Makka ayaa ugu dambeyntii soo kordhiyay kaashi-robot ah oo xujeyda Muslimiinta ah ka caawinaya inuu kaga jawaabo su’aalaha diiniga oo ay rabaan. Waxaase kasii yaab badan inuu kuugu jawaabi karo 11 afaf ama luqado ah haddii aad su’aal weydiiso. Robot wuxuu xujeyda uga jawaabaya weydiimaha la xiriira fatwooyinka, acmaasha xajka iyo wixii la ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!