MUQDISHO (HN) – Da’du waa un tiro. Mana jirto tusaale ka weyn oo laguugu fahamsiiyo oo aan ka ahayn sheekada 88 jirka Ploutarchos Pourliakas kaas oo ordaya markiisii 12aad. Hoos haddaba ka daawo sheekadiisa.
Read More »Monthly Archives: December 2024
88 jir tartamada ‘orodka’ wacdaro ka muujiya!
MUQDISHO (HN) — Da’da aalaaba laga yaabo inay dadkeedu ku tukubaan bakooradda, 88 jirka lagu magacaabo Ploutarchos Pourliakas wuxuu uga qeybgalay tartanka oroddada isaga oo la yimid dhibco lala yaabay. Wuxuu noqday ama uu soo galay kaalinta 12aad tartan la ordayay fogaan gaaraysa (42.195km/ 26.22 miles). Sheekadiisuna waa mid ku dhaqaajinaysa oo dhiirrigelin kuugu filan. Pourliakas wuxuu oroddada kusoo bilaabay da’da ...
Read More »Wiilkii ceelka ku dhacay ‘oo qeyladiisa’ la mooday reer aakhireed!
MUQDISHO (HN) – Wiil 22 jir ah oo ku dhacay ceel 12 mitir ah ayaa muddo saddex maalmood ah ku dhex jiray ceelka kaddib markii qeyladiisa iyo oohintiisa dadka dibadda ka maqlay ay u qaateen in ceelka uu ku jiro reer aaqireed. Wayna isaga fogaadeen gebi ahaanba agagaarka ceelka. Macadda waxa wiilkan oo lagu magacaabo Liu Chuanyi, ka dhex sameynayay keynta ...
Read More »Yaxaas heerka caatadiisu gaartay in laf-dhabartiisa la arki karo!
MUQDISHO (HN) — Xerada xayawaannada lagu daryeelo ee Guangzhou Zoo waxay wajahysa dhaleeceymo xooggan oo kaga imaanaya geyfanayaasha u doodda xuquuqda noolaha iyo dhammaanba dadka Shiinaha kaddib markii la arkay mid kamid ah yaxaasyada ku jira xerada oo weydnimo heerka uu ka gaaray awgeed ay laf-dhabartiisu soo muuqatay! Yaxaaska waxaa aalaaba la arkaa sida badan isaga oo cayilan marka uu ...
Read More »Nin ku caajisay guriga dhexdiisa oo sameeyey fal ‘hala i arkaay’ ah oo uu xabsi ku mutay!
MUQDISHO (HN) – Nin Shiinees ah oo ku caajisay noloshiisa ayaa dhawaan xabsiga loo taxaabay kadib markii uu sawirkiisa kusoo qoray ‘Wanted’ kadibna soo dhigay baraha bulshada isaga oo ku faanaya dambiyo aan lasoo koobi karin oo uu sharciga ka galay. Bal qiyaas caajis heerka aad ka gaartay inaad caajis awgiis aad bilowdo in dambiyo dhacay aad dusha u ridato ...
Read More »Daawo – Haween – beddelkii taallooyinka qaawan – loo adeegsanayo in dharka lagu xayaysiisto!
MUQDISHO (HN) – Caalamka ganacsiga iyo hal-abuurka waxaa daqiiqad walba kusoo kordha aragti cusub – iyada oo aan loo fiirineynin inay diin ahaan bannaan tahay iyo in kale ama xattaa ay dhaawici karto sumcada iyo karaamada qofka bani-aadanka ah. Waa muuqaalka soo aaddan oo caddayn u ah sida dumarka Shiinaha iyo kuwa Galbeedka loogu arko inay yihiin agab la isticmaalo.
Read More »Haween – beddelkii taallooyinka qaawan – loo adeegsanayo in dharka lagu xayaysiisto!
MUQDISHO (HN) – Shirkad caan ah oo dharka iibisa ayaa – beddelkii taallooyinka qaawan – adeegsanaysa dad noolnool si ay ugu xayaysiistaan dharka ay soo saaraan. Taallooyinka qaawan waxaa aalaaba loogu lebisaa ama lagu jimeeyaa dharka si qofka dalbanaya uu u arko inuu ku habboon yahay iyo in kale. Laakiin hadda shirkad ayaa beddelkii taallooyinkaas isticmaalaysa dad nool si ay ...
Read More »Wasiiradda ka cabsataa ‘aragtida iyo urta’ Mooska!
MUQDISHO (HN) — Wasiir u qaabilsan dowladda Sweden waxa loogu yeero sinnaanta lab iyo dhedig ayaa lasoo werinayaa inay aad uga cabsooto aragtida mooska ama urtiisa labada. Waxayna aad uga fogaataa meesha loogu sheego inuu yaalo. Dad badan moosku wuxuu u yahay qudaarta ugu macaan oo ay cunnada ku cunaan, balse haweeneydan waxay u aragtaa malagii dili lahaa haddii ay ...
Read More »Laacibka Al-Ahli oo qaatay diinta Islaamka!
MUQDISHO (HN) – Jimcihii ina dhaaftay, Masjidka Ahmed Zarrouq wuxuu marti-geliyay walaal cusub oo kusoo biiray bulshada Muslimiinta oo kasoo jeeda dalka Ivory Coast. Waana cayaaryahanka lagu magacaabo Jacob oo u dheela kooxda Al-Ahli Al-Musrati. Waxaana masjidka joogay boqollaal qofood oo farxad iyo amaanba la dhinac joogay Jacob oo markii shahaadada loo qabtay kaddib qaatay magaca dunida ugu qaalisan ee ...
Read More »Fannaanad fanka isaga baxday bilowdayna inay xijaabka xirato!
MUQDISHO (HN) — Fanaanadda reer Kashmiir, Reshi Sakeena ayaa soo afmeertay maalmaheeda fanka – iyada oo sheegtay inay hadda kaddib u jeesatay ku dhaqmidda diinteeda Islaamka iyo ka reebtoonida wixii ay xaraantimeysay! Gabadhan 25 jirta ah ayaa dood kulul ka dhex abuurtay dadkii taageersanaan jiray – iyada oo baraha bulshada la isku dhaafsaday sawirradeedii hore iyo kuwa hadda laga qaaday ...
Read More »