Monthly Archives: February, 2019

La kulan – Da’yar xal-u-helay mushkilad ka heysatay ciriiriga waddooyinka.

MUQDISHO (HN) -- 29-jir u dhashay Shiinaha oo ka shaqeeya shirkad caymis ayaa helay xal fudud oo uu kaga adkaan karo ciriiriga ka jira...

Hadda qof walba qaabka socodkiisa ayaa lagu soo saari karaa.

Beijing (HN) -- Iska ilow in qofka lagu aqoonsan karo wajigiisa oo kaliya. Hadda dalka Shiinaha ayaa sameeyey tiknoolojiyad cusub oo sahlaysa in qofka...

Hooyo – si uusan uga gaajoon inankeeda oo qabatimay game-ka – cunnada ugu geysa goobtiisa.

MANILA (HN) -- Muuqaal fiidiyow ah oo ku baahay baraha bulshada Filibiin oo hooyo ay maalin walba cuno ugu qaado wiilkeeda 13-jirka ah kaas...

Masjid London oo Qeyb ka ah Ol’olaha Nadaafadda.

LONDON – Qeyb kamid ah Mashruuca Soo Booqo Masjidkayga' oo ay hoggaaminayaan Muslim Council of Britain (MCB), samafalayaal ka socda England, Wales,...

Yaa iska leh eedda Xoolaheenna ku dayacan Waddooyinka Caasimadda?!

MUQDISHO (HN) - Ku dhawaad toban tallaab marka horay looga sii dhaqaaqo Is-goyska Bakaaraha, waxaa iiga muuqda tiro lo’ ah oo aan qiyaastii ka...

Dadka ka xishooda inay jaceylkooda sheegtaan oo loo helay Shirkad ka caawisa!

MUQDISHO (HN) -- Ku dhiirrashada ah inaad dareenka jaceyl ee laabta lulaya aad u sheegato qofka aad gaclootay ma ahan arrin sahlan. Mana ahan...

Bernie Sanders oo qof Muslim ah u magacaabaya Isku-duwihiisa Ol’olaha Doorashada Maraykanka.

WASHINGTON (HN) -- In yar kaddib markii uu ku dhawaaqay inuu u tartamayo xilka madaxtimada Maraykanka ee sannadka 2021, Senator Bernie Sanders ayaa Faiz...

Milkiile qoorta ka jabay Kolkii eygiisa uu kusoo dul dhacay!

MUQDISHO (HN) -- Mikiile ey ayaa loola cararay isbitaalka kaddib markii eygiisa uu kasoo dul dhacay - kaddibna uu qoorta ka jabiyay. 67-jirkan la...

Magaalo Bandow u galaysa arrin cajiib leh.

Moscow (HN) -- Magaalada yar ee Belushya Guba ee Waqooyiga dalka Ruushka, waxaa lagu soo rogay xaalad degdeg ah kaddib markii raxan Madax-kutiyo ah...

Dal laga mamnuucayo Xafladaha Dhalashada in lagu dhigto Meel-ka-baxsan Guryaha.

MUQDISHO (HN) -- Dalka Tajikistan wuxuu u muuqda dalka kaliya ee si rasmi ah mamnuuc uga dhigay in xafladaha dhalashada lagu sameysto meel-ka-baxsan...

Most Read