Monthly Archives: February, 2019

Guurka Shareecada Islaamka oo laga oggolaanayo UK.

LONDON (HN) - Golaha Wasiirrada Britain ayaa qorsheynaya inay si rasmi ah u aqoonsadaan guurka Islaamiga si bulshada Muslimiinta looga caawiyo in diiwaanka guukooda...

Muslimiinta Shiinaha oo lagu qasbayo Khamriga iyo Doofaarka.

MUQDISHO (HN) -- Mas'uuliyiinta Shiinaha ee gobalka  Xinjiang ee Muslimiinta Uyghur ay leeyihiin ayaa ku qasbaya dadka ku nool degaanka Ili Kazakh inay cabaan Khamriga...

Sahan — Dhalinyarada Induniisiya oo si dadban u xaadiraya Khudbadaha Masaajidda.

JAKARTA -- Dhalinyarada Induniisiya ayaa dhaqankii hore ee kutubo-ka-raacashada Masaajidda u wareejinaya qaab online ah inay ku bartaan diinta Islaamka, sida lagu yiri cilmi-baaris...

Dood ku saabsan Xuquuqda Haweenkeenna oo lagu qabtay Jaamacadda Hope.

MUQDISHO (HN) -- Dood magac ahaan loogu yeeray ‘Haweenkeennu mahelaan xuquuqdooda mise wax baa ka dhiman?’ ayaa lagu qabtay hoolka Jaamacadda Hope University ee...

Siyaasi Hollandese ah oo aad u necbaa Islaamka oo Islaamay!

MUQDISHO (HN) - Siyaasiga Xisbiga Midigta Fog ee Holland - kaas oo mar Islaamka ku tilmaamay been abuur; Qur'ankana ku sheegay sun - ayaa...

Most Read