Monthly Archives: February, 2019

Haweeney sida Canbaha u leefta Saabuunta!

MUQDISHO (HN) -- Waxaa jirta haweeney Induniisiyaan ah oo sida canbaha u leefta saabuunta lagu qubeysto nuucyadeeda kala duwan. Khosif Assyifa oo 21-jir ah...

La kulan – Feeryahanka Hal-gacan ku feertama!

MUQDISHO (HN) -- Nolosha Vaggelis Chatzis waa halgamayaasha aan sheekooyinkooda la werin. Isaga oo yar ayaa laga jaray xoogga gacantiisa xusulka...

Nolosha Xayawaannada ku nool Istanbul oo la horumarinayo.

ISTANBUL (HN) -- Daryeelka noolaha waa mid ku weyn Shareecada Islaamka, hayeeshe looma sinna soo dhaweyntooda, marka laga reebo dadka magaalada Istanbul - iyaga...

Muslimiinta Vienna oo cunnooyin bisil la gaaraya darbi-jiifta.

VIENNA (HN) -- Koox dhalinyaro Muslimiin ah ayaa raashiin bisil la gaaraya dadka danyarta ah ee ku sugan gidaaradda caasimadda Austria xilliga qaboobaha uu...

Waayeel British ah oo ku Islaamay gudaha Turkiga.

MUGLA (HN) -- Oday reer Britain ah oo muddo afar iyo toban sannadood ah ku sugnaa dalka Turkiga ayaa qaatay diinta Islaamka - kaddib...

Masjid ATM casri ah u soo saaraya dadka danyarta ah.

Kuala Lampur (HN) -- Masjid ku yaalla caasimadda Malaysia ayaa horay u qaadaya tallaab sahlaysa in qofku - isaga oo adeegsanaya aaladda ATM-ka Bangiyada...

Qashinka Caasimaddeenna Kheyraad ma u beddelnaa?!

BANADIR (HN) -- Muqdisho waxay ugu danbeyn u dabaal-degaysaa ahaanshaha kaalinta koobaad ee caasimadda ugu nadaafad-darrida badan caalamka. Guusha dadaalkaas waxaa si wadajir ah...

Halyey Xaaji Ali – Halgamaaga Nadaafadda Caasimadda.

MUQDISHO (HN) -- Baba Xaaji Ali waa nin hadaf ku taagan. Subax kasta markuu waagu dillaaco wuxuu soo qaataa agabkiisa isugu jira iskoobe, qashin-gure iyo...

Ciriiriga Jidka Wadnaha – Dhibaato aan wali Xalkeeda laga arrinsan!

MUQDISHO (HN) -- Ciriiriga ka jira Waddada Wadnaha wuxuu u muuqdaa mid aan kala joogsi laheyn waqti walba laga bilaabo markuu waagu dillaaco iyo...

Lammaanayaal Xafladda Arooskooda ka qeyb-geliyay Darbi-jiifta.

LONDON (HN) -- Si xusuusta guurkooda ay uga dhigaan mid aan la ilaabin, lammaanayaal Muslimiin Britain ah ayaa farxadda xafladda arooskooda la wadaagay dadka...

Most Read