crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Muslimiinta Vienna oo cunnooyin bisil la gaaraya darbi-jiifta. | HimiloNetwork

Muslimiinta Vienna oo cunnooyin bisil la gaaraya darbi-jiifta.

VIENNA (HN) — Koox dhalinyaro Muslimiin ah ayaa raashiin bisil la gaaraya dadka danyarta ah ee ku sugan gidaaradda caasimadda Austria xilliga qaboobaha uu kulaalayo.


“Mashruucan oo kale, wuxuu dirayaa farriin ah in Muslimiintu aysan dhinac uga nooleyn dalkooda balse ay qeyb ka yihiin xalinta mushkiladaha bulshada guud ahaan ay wajahayaan,” ayuu yiri Batur oo kamid ah Guddiga RAHMA Austria.

Batur wuxuu sheegay in maalin gudaheed ay cunnooyin bisil la gaareen dad ka badan boqol qofood oo darbi-jiif ah.

Muslimiinta Austria ayaa tirada dalkaas oo gaaraysa 8.75 milyan waxay ka yihiin 700,000.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!