crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Xaqiiqaha dahsoon: Dalalka ugu nabadda xun dunida | HimiloNetwork

Xaqiiqaha dahsoon: Dalalka ugu nabadda xun dunida

Waxa laga yaabaa hadii la inna waydiiyo waa ayo dalka aduunka ugu nabada xun ? In qaar badan ay ku jawaabaan soomalia ayaa ugu nabad xun, amma ciraaq amma suuriya, lkn waxa aan leeyahay in yar illa wadaag macluumaad kan, si aan uhelno jawaabta saxda ah.
Sanadku markuu ahaa 2004 tii dalka Australia waxa qorri lagu dilay shan qof. Sweden waxa qorri lagu dilay 37 qof
England iyo walleskna 73 Qof. Canada 184 qof. Maraykankana 11,344 qof Ayaa qorri lagu dilay. Waliba waa inta qorri lagu dilay tusaalahani iskabadaa kuwa si kale loo shirqoolay .
Hadaba Waxa is waydiin leh tirrada ku dhimatay maraykanka. koobiyo toban kun, saddexboqol iyo afar iyo afartan qof ma ku dhinteen somalia ayaad umalaynaysaa oo xilligaa ku jirtay dagaal sokeeye? Hadda oo ay tahay 2015 waxa la sheegaya in sanadkasta maraykanka ay ku dhintaan dad ka badan 10,000 oo qof oo lagu dilay xabad.
Hadaba waa ayo dalka adduunka ugu nabadda xumi? waxa halkaa kaaga soo baxaya in xataa dalal dagaal toos oo fool ka fool ah uu ka socdo uu ka dhimasho badan yahay dalka maraykanku hub la isku adeegsaday awgeed. idan jawaabtu waa dalka maraykanka!!!!!!!!! ugu yaraan waxa uu ku jirraa dalalka dadkiisu ugu ammaan xun yihiin aduunka xataa ciraaq kama maqalno in toban kun oo qof kabadan ay u dhinteen dagaal awgeed, waliba waxa macluumadkan waxa sheegaya illahooda daraasaadka iyi baadhitaanada sameeya. Iyo qaramada midoobay.
Xigasho–Barnaamijka Xaqiiqaha la qariyay.
Qalinkii: Abdulkareem Ali Boltuur.
Kala xiriir: Facebook-giisa.
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!