Muqdisho (Himilonetwork) – Cilmi-baaris uu sameeyay Dr. Yoshinori Ohsumi oo ah dhaqtar ku takhasusay sida uu u shaqeeyo jirka aadanuhu ayuu ku ogaaday in markuu qofku gaajoodo uu jirkiisu bilaabayo inuu cuno Carbohydrates-ka iyo Dufanka ku keydsan Unugyada jirka, taas oo keeneysa inuu jirku iska nadiifiyo iskana saaro Unugyada keeno Kansarka, Duqnimada, Asaasaqa, Sokorta, Cadaadiska-dhiigga, iyo Cudurada ku dhaca Wadnaha, ...
Read More »Author Archives: Zakariya
Marka Qofku uu bixin waayo Deynta lagu leeyahay!
Moscow (Himilonetwork) – Kadib iska indha-tirka warqadda qaan-sheegadka ah ee guriga loogu keenay marar badan, shirkad ku taalla dalka Ruushka ayaa la timid tallaab cajiib ah oo ay ku heli karaan deyntooda ka maqan – waxay boor weyn oo la hor dhigay aqalkiisa ku qoreen inuu qaanta lagu leeyahay iska bixiyo. Shirkadda Samara Utility Systems Ltd waxay muddo badan isku dayaysay ...
Read More »La kulan – Ninkii loogu yeeray Aabihii Daanyeer-duureedka
Muqdisho (Himilonetwork) – Markii 69-jirka lagu magacaabo Dobrgyal uu bilaabay daryeelka Daanyeer-duureedka ku nool gobalka Tibet ee dalka Shiinaha, tiradoodu waxay ahayd 40-50. Maanta, 18 sano kaddib, isla goobtaas waxay hoy u tahay tiro lagu qiyaaso 2,800. Xiriirka Dobrgyal uu la yeeshay Daanyeer-duureedka waxaa lagu micneeyey sheeko jaceyl oo dhex martay ina Aadan iyo xayawaan, taas oo ugu danbeyntii keensatay in loogu yeero ...
Read More »Baafin ‘Missing People’ – Abdi Hayow and Abdulkadir Farah.
Mogadishu (Himilonetwork) – In 1991, the collapse of the central government, the civil war which broke out in Somalia has led to widespread displacement. Missing people either families, relatives or friends have increased as a result of people’s run away. Many Somalis fled the country and a lot of families are dispersed around the globe. Hence, to cope with this tragedy, ...
Read More »Imisa Daqiiqadood ayaa ku dhex sugnaan kartaa Biyaha?!
Muqdisho (Himilonetwork) – Loo yaqaan Sea Nomads’, dadka Bajau waxay biyaha qaaradda koofurta Aasiya quusayeen kumaankun sannadood – iyaga oo ku dhex nool aqallada doomaha iyo cunista kalluunka. Waxay muddo dheer caan ku ahaayeen ku dhex sugnaantooda biyaha muddo fog, hayeeshe taniyo dhawaanahan, cidna ma ogeyn inay awood u leeyihiin inay biyaha ku jiri karaan neefsi la’aan. Waxay ku dhex sugnaan ...
Read More »Kenya oo sameynaysa Doon laga farsameynayo Balaastikada ‘bacaha’.
Lamu (Himilonetwork) – Xeebta magaalada Lamu ee dalka Kenya waxaa ku safan walxo kala duwan oo isugu jira harharka qashimada oo bacduna ay qeyb weyn ka tahay. Markii degane kamid ah degmada uu isku howlay mashruuca nadaafadeynta xeebta oo 33 ton qashin ah uu soo ururiyay, Ben Morrison wuxuu go’aansaday inuusan sidaas ku fiirsan xaaladda – xilli jaziiraddiisu ay sii ...
Read More »Maxay Ardaydeennu uga haraan Wax-barashada?
Muqdisho (Himilonetwork) – Dhalasha kaddib qofka waxaa u bilowda tacliin tar-tartiib ugu korta oo uu ka qaato meelo kala duwan, kala wareega maalmaha ayaa bara waxyaabo cusub isagoon u qasdin, ilaa godkiisa kolba aqoon baa u siyaadda, waxaa raacda midda la derso ee ka lug qaada dugsi hoose oo ah kadin laga galo wax-barshada fasallada loo fariisto, waana midda dadku ...
Read More »‘Seygeyga wuu i nacay’ – Haweeneyda loo deyriyay inay qabto kansar!
Nairobi (Himilonetwork) – Qiyaas marka laguu sheego inaad qabto kansar. Kaddibna, qiyaas marka lagugu yiraahdo adigaa sababta leh sidaas darteedna laguu deyriyo. Taasina waa waxa ku dhacay Christine Imbosa Maloba oo ku nool Kenya. Waxaa gebi ahaanba gooyay bulshadii ay la nooleyd kaddib markii laga helay kansarka ku dhaca ilmo-galeenka. “Waxaa i nacay seygeyga.” “Kaniisadda aan aado, dhammaan way i ...
Read More »Nigeria – Maamul-goboleedka Yobe oo Afurka u sameynaya Danyartooda.
Lagos (Himilonetwork) – Gofanarka gobalka Yobe ee dalka Nigeria ayaa ku deeqay adduun lacageed dhan N63.5 million – una dhiganta $177,000 – si loogu afuriyo dadka tabaaleysan inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. Warkan waxaa dhanbaal lagu soo qoray bulshada u aqriyay agaasimaha guud ee gofenarka Abdullahi Bego. N15 million waxaa lagu bixin doonaa qoondada ku baxaysa imaamyada bisha barakaysan ee Ramadaan ...
Read More »Dhalinyaro Samafalayaal ah oo Suxuur ‘free’ ah u sameynaya 32,000 oo Danyar ah.
Dubai (Himilonetwork) – Ku dhawaad 700 oo samafalayaal ah ayaa qorsheynaya inay suxuur lacag la’aan ah qeybiyaan inta lagu guda-jiro bisha Ramadaan si ay u buuxiyaan booska ay ka tageen samafalayaasha bixinaya adeegga afurka bilaashka ah. “Guddiga ardayda wuxuu doortay inuu qeybiyo cunnooyinka suxuurta, waayo waxaa jira naadiyo dhowr ah oo u qoondeysan qeybinta afurka. Qofna kuma soo dhicin suxuurta. ...
Read More »