crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Waanada Jaceylka | HimiloNetwork

Waanada Jaceylka

-Waanada Jaceylka-
–Haddii aad maalin dhaawacdo laabta qof ku jecel, adna laabtaada waa la dhaawici doonaa. Kolkaas ayaad ogaan doontaa laxawga uu leeyahay qalbi dhaawacan.
–Markaad qof ku dhahdo waan ku jeclahay waxaad balan adag la sameyneysaa qof kale laabtiisa. Isku day inaad ilaaliso balanta.
–Jaceylka dhabta ah wuxuu mar waliba heli doonaa hilin kale oo uu kusoo laba-kacleeyo, kadib marka la is yiraahdo waxba uma harin.
–Jaceylku waxba ma dhibo. Jeclaanta qof xun ayaa ah waxa wax dhiba.
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com.
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!