crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> October | 2015 | HimiloNetwork | Page 3

Monthly Archives: October 2015

Haweenka Malaysia oo doorbidaya Xijaabka casriga ah

Kuala Lumpur (Himilonews) – Tiiyoo ay wali isasoo tarayso baahida haweenka Muslimiinta Malaysia ee ku aadan xirashada Xijaabka, doonista hab-labiseedka casriga ah ee Xijaabka waa mid kusoo badanaya waddooyinka guud ee dalka Malaysia. “Doorashada xirashada Xijaabku ma ahan inay cadaadis ku abuuri karto gabadha Muslimadda ah. Mana ahhan fal kaliya loo arko mid ruuxi ah,” Nurul Zulkufli ayaa u sheegtay ...

Read More »

Angela Merkel: Jarmalku wuxuu noqon doonaa dal Islaami ah

Berlin, Germany (Himilonews) – Iyada oo ka hadlaysay qul-qulka soo-galootiga iyo kobaca tirada Muslimiinta ah ee kusoo badanaya qaaradda Yurub gaar ahaan Jarmalka, Angela waxay sheegtay inay muuqato saan-saan ah in Jarmalku uu noqon doono Jamhuuriyad Islaami ah marka lagaaro sanadka 2050-ka. “Waxaynu wajahaynaa is-badallo iyo is-dhexgal bulsho oo nooga imaanaya bulshada Muslimka ah,” ayay tiri Angela Merkel. “Sanado badan ...

Read More »

Xayiraad ay Yuhuuddu kusoo rogtay Falastiiniyiinta

Muqdisho – Israel ayaa u diiday Falastiiniyiinta inay galaan magaalada Jeruslam kadib laba weerar oo 24-saac gudahood lagu qaaday Israel. Xayiraadda oo soconaysa laba maalin ayaa Filistiiniyiinta u diidaysa inay galaan dhulka Jeruslam haddaysan daganeyn. Habeenkii sabtida ayuu ruux Falastiini ah Toorrey ku dilay labo Yahuudi ah. Saacado kaddibna, Falastiini kale ayaa Toorrey ku dhaawacay qof Israeli ah. Booliska ayaa ...

Read More »

Farriimaha Jaceylka

–Dhoolla-caddeyntaada gudaheeda, waxaan ka dhex arkaa wax ka qurux badan xidigaha. Sida qofka biyaha ku jira uu u jecelyahay hawada ayaan adigana kuu jeclahay. Way i burburinaysaa inaan wax-yar kaa heysto. Adiga oo dhan ayaan ku jeclahay.  –Kuuma jeclaanin si ka badan sida aan hadda kuu jeclaaday. Kuumana jeclaan doono sida ka liidata sida aan hadda kuu jeclahay. Mararka qaar ...

Read More »

Farriimaha Jaceylka

Muqdisho – Naftaydu uma baahna kaliya inay ku jeclaato. Waxaa kale oo ay u baahan tahay inaad waligaa iloobin–waligaa jeclaato; waligaa hanato. Waxay igu qaadatay wax-yar sida aan kuu jeclaaday. Waxayna igu qaadan doontaa noloshayda oo dhan inaan ilowshahaaga xusuusto. Mana baran doono sida laguu iloobo. Waan tasoobayaa adiga la’aantaa!! Waxaan rabay inaan kuu sheego in kob kasta oo aan ...

Read More »

Fariimaha Jaceylka

Gabar aad u toolmoon oo sida Cadceedda u iftiimaysa ayaa laabtayda nuuriday. Mar walba oo ay tiraabteedu sii degto qalbigayga, waa adiga un qofkaas laabtayda taxaabsaday. Dhib malahan wixii dhacay. Dhib malahan wixii aad fashay. Dhib malahan waxa aad fali doonto. Waligey waan ku jeclaan doonaa. Waan ku dhaaranayaa middaas. Waan ku jeclahay. Wali makuu sheegay inaan wax kuu dhigma ...

Read More »

AMISOM oo kala garan la’ Gumaad iyo Gaar-heys

Muqdisho – Hooyo Naado Maxamed Ciyow waxaan  marnaba qalbigeeda ka tirmi doonin mahadhadii xanuunka badneyd ee ay ku weysay inankeeda. Waxay mar kasta xusuusan tahay xilligii ugu danbeeyey ee uu inankeeda iridda ka baxay kahor intaan loo soo sheegin maqalka geeridiisa. Samirka iyo Alle kaashigu waa waxa kaliya ee qalbigeeda ku haray. Taas oo sida ay sheegtay bogsimaad u ah ...

Read More »

Ma Hungowdo Daacadi: Xaaji Neyjeeriyan ah oo Alle guuleeyey

Makka, Saudi Arabia (HIMILONEWS) – Xaaji Neyjeeriyaan ah ayaa lagu abaal-mariyay daacadnimadiisa kadib dib-ugu celinta lacag gaaraysa 2,345$–oo uu ka qaaday Masjidka Xaramka ee Makka—ninkii lahaa oo ah Xaaji ka yimid Afghanistan. “ Suleymaan Bello wuxuu doortay inuu Alle ka cabsado—isaga oo og inay sugayso Maalinta Qiyaamo,” ayuu yiri Abdullahi Mohammed, oo ah guddoomiyaha NAHCON. “Wuxuu doortay inuu danjire Neyjeeriyaan ...

Read More »

Fariimaha Jaceylka

Farriimo Jaceyl: Waxaa jira malaayiin walxood oo aan dunida ka raadinayo. Waxa kaliya ee aan dunida uga baahanahayna waa adiga. Waan ku jeclahay. Qalbigayga kaama jabi doono waligiis. Dhoolla-caddeynteeduna kaama qarsoomi doonto. Jaceylka aan kuu qabana ma dhamaan doono.  Waan ku jeclahay. Habkii aad iigu muujisay kalgaceyl, kaalmo; daryeel iyo dareen ayaa iga igu jiiday hiil faxad iyo fayoobi leh. ...

Read More »

Haweeney cafis la yaab leh u fidisay dilaagii wiilkeeda

USA (Himilonews) – Hooyo wiilkeedii kaliga ku ahaa laga dilay ayaa cafis kal-furan u fidisay dilaagii inankeeda—iyada oo ku casuumaysa inuu kula noolaado guri jaarkeeda ah. Mary Johnson, oo 59-jirad ah, hadda waxay fillo qura jiifka kala soo kacdaa aroor kasta jaarkeeda Oshea Israel, oo 34-jir ah. Bishii February 1993, Wiilka Mary Johnson, Laramiun Byrd, oo 20-jir ahaa waxaa madaxa ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!