Yearly Archives: 2017

Shaqooyin horseeday dhimashada Muslimiin badan.

Doha (Himilonews) - Imaatinkii Donald Trump dhulka Boqortooyada Sucuudi Carabiya iyo heshiiskii hubka ee qiima ahaan ku kacayay 460 billion oo dollar, waxa hubanti...

Maxaad ka taqaan taariikhda laacibkii xulka qaranka ee Mukhtaar Cuti?!

Muqdisho (Himilonews) - Magaciisu waa Mukhtaar Maxamed Axmed oo ku magac dheer ‘Mukhtaar Cuti’. Waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadda Carra-guduudda...

Geyfanayaal xuquuqda xayawaannada ah oo u riyaaqay fal Maroodi uu ku dilay ugaarsade.

Windhoek (Himilonews)  - Kooxaha u dooda xuquuqda xayawaannada ayaa aad ugu riyaaqay maqalka dhacdo maroodi uu ku dilay ugaarsade gudaha dalka Namibia. Marka loo eego...

Xaafado guryaheeda aysan lahayn albaabo!!

Muqdisho (Himilonetwork) - Rumeyso ama harumeysan, waxaa jirta xaafad dalka Hindiya ku taalla oo guryaha, xarumaha wax-barashada iyo ganacsiga, iyo xittaa bangiyada aysan lahayn...

Wax ka baro umadaha ugu isir ku faanka badan caalamka.

Muqdisho (Himilonews) - Falsafadda xun ee dadka gun iyo gob u kala saarta waa dhaqan la kowsaday jiritaanka ina Aadan. Wuxuuna mar walba ahaa...

Degmada Luuq iyo taariikhdeeda qadiimka ah.

Muqdisho (Himilonews) - Luuq ( Lugh) waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu da’da weeyn Somalia, sida ku cad qoraalka Captain Thomas oo ingriis...

Maxay muhiim u tahay dib-u-furista Waddada 26 June?!

Muqdisho (Himilonews) - Furitaanka Waddada 26-June oo sanadkii hore dib loo dayac-tiray, waxay sida hubaasha wax weyn ka qaban doontaa jaamka iyo ciriiriga ka...

Radio Himilo – Living Hope.

Mogadishu (Himilonews) - There are huge gaps in Somali’s mainstream media because of their under developing skills that don’t fit in the field of...

Lakulan – Beeraley qaab cusub ugu labista shaqadiisa.

Tokyo (Himilonews) - Kiyoto Saito, oo beeraley da’yar ah oo ku nool dalka Japan ayaa isku dayaya inuu badalo aragtida dadku ka heystaan howlaha...

Ninka Korontada quuta marka uu gaajoodo!

Muqdisho (Himilonews) - Naresh Kumar, oo ku nool Muzzafarnagar ee dalka Hindiya, wuxuu sheegtaa inuu heysto hadyad goonni ah. Kaliya ma ahan inuu korontada...

Most Read