Yearly Archives: 2017

Dhanbaal: Mudane Ra’iisul-wasaare – hiigsiga Himiladeenna, Hal arrin baa ka dhiman!!  

Muqdisho (Himilonews) - Waxa lagu yaqaan xukuumadaha is-baddal doonka ah ee hadda un kasoo kabsanaya nidaamyadii dib u dhaca ku keenay ayaa ah gaabis...

Kenya oo laga mamnuucayo isticmaalka Bacda ‘Plastic Bag’

Muqdisho (Himilonews) - Dowladda Kenya ayaa ku celcelisay in mamnuucista bacaha balaastiga uu meel-maray, marka la gaaro 28-ka bisha August-na uu dhaqan-gal noqon doono.  Xog-hayaha...

Caddayn: Darbi-jiifta qaar ayaa ka xarrago iyo labis jecel Maal-qabeennada.

Muqdisho - Darbi-jiifnimadu waa mushkilad caalami ah iyo dhibaatooyin bani'aadnimo oo qeyb ka ah caqabadaha nololeed ee Insaanka ku gadaaman. Noqoshada qof dib-jir ah...

Eeyo leh midab buluug ah oo lagu arkay dalka Hindiya.

New Delhi (Himilonews) - Tiro eeyo buluug ah ayaa lagu arkay duleedka aagga warshadaha ee Navi Mumbai, dalka Hindiya taas oo warbixinnadu tilmaamayaan inay...

Muslim faqiir ah oo si yaab leh kaga mid noqday Xujeyda sanadkan.

Ankara (Himilonews) - Oday ku nool tuulo kamid ah dalka Ghana kaas oo mid kamid ah shaqaalaha fogaan-aragga Turkish TV su’aalay ‘haddii diyaarad-yar uu...

Lakulan – Nin darba-jiifta ugu deeqa kabo ay xirtaan

New York (Himilonews) - Dagane ku nool New York, Andre McDonnell wuxuu waqtigiisa nasiinada badi ku qaataa u qeybinta kabo dadka darbi-jiifta ah. Helidda ururkiisa...

Lakulan – Bisadda ugu xanaaqa badan internet-ka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Inteenna badan waxaa dhacda inaynan jecleysan rabaayaysiga iyo xannaanada mukulaalaha. Qaarkeen waxayba nacaan inay kasoo ag dhawaato. Warkan wuxuu dhiillo kusii abuuri...

Geedka ugu dheer adduunka

California (Himilonews) - Taniyo sanadkii 2006, geedka ogaal ahaan ugu dheer adduunka waa California redwood laguna naanayso Stratosphere Giant’. Balse cilmi-baaris iyo daba-gal dheer...

Waxay u bixisay kellideeda – wayna guursatay!

Muqdisho (Himilonews) - Waxa aan ku tilmaami karaa ficilkii ugu deeqsinimada iyo naxariista badnaa damiirka bani’aadamka oo ay adag tahay in badan oo naga...

Haweeney gudaafad ka dhex heshay lacag dhan $180,000

Tokyo (Himilonews) - Haweeney waayeel ah ayaa la argagaxday helidda boorso lacag ah oo ku jira gudaafad qashin oo dhinac taalla jidka, marka loo...

Most Read