Yearly Archives: 2017

Laba cunug oo mataano ah oo ku qarqoomay qasaalad ay ku dhex dhaceen

Delhi (Himilonews) - Qoys ku nool magaalada Delhi ayaa in badan oo ay baadi-goobeen laba wiil oo mataano 3-jir ah kadib waxay ka dhex heleen...

Lakulan: Ninka is baray ku dhawaad 100 luqadood oo afafkii hore ah

Milano (Himilonews) - 86-jir lagu magacaabo Riccardo Bertani, waa nin fariid ah. Ka dhashay qoys beeraley ah oo ku nool Caprara oo ah degmo hoos tagta Reggio Emilia ee...

Maya ku dheh – Takoorka iyo Takoorista

Muqdisho (Himilonews) - Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horreysay xus u sameysay maalinta caalamiga ah ee Cirib-tirka Takoorka 1-dii bisha March sanadka 2014 kadib...

Tacliinta iyo Jaceylka iyo aragtida dhalinyarada

Muqdisho (Himilonews) - Waxay yiraahdeen jaceylku malahan xad iyo soohdin. Ma yaqaan caddaan iyo madow. Ma qoro sabool iyo tanaad. Mana ku sargo’na kuf...

Habka tacliinta dadban ee koorsada la yiraahdo iyo aragtida ardayda

Muqdisho (Himilonews) - Hab-tacliimeedka dadban waxay sanadihii tagay kusoo kordheen magaalada Muqdisho. Xarumaha ama dugsiyada bixiya habka tacliinta dadban ama fudud ee loo yaqaan...

The effect of Somalia’s turning point on stability

Heydrabad (Himilonews) - In recent years, Somalia has been enjoying enormous changes in its political, social and economical environment, but the beauty of this...

Haweeney gacmo la’aan ah oo 11 shumac ku shiday lugteeda in ka yar 60 ilbiriqsi

Mexico (Himilonews) - Haweeney ku nool dalka Mexico, taas oo gacno la’aan ku dhalatay, ayaa dunida tustay inay maangal tahay in nolol raaxo leh...

Waa dhab Jaceylku indho malahan

Jakarta (Himilonews) - Waxay yiraahdeen jaceylku malahan xad iyo soohdin. Maya yaqaan caddaan iyo madow. Mana qoro sabool iyo tanaad. Balse sheekada cajiibka leh ee...

Shiinaha: Markay gabadhu ku niyad-jabto furriinka

Beijing (Himilonews) - Kooxda gabdho Shiinees ah ayaa dhawaantan qabsaday baraha bulshada kadib markii lasoo dhigay sawirro laga soo qaaday iyaga dhex yaalla luxudyada xabaalo...

Aragtida bulshada ee ku aadan saameynta daawashada aflaamta musalsalka

Muqdisho (Himilonews) - Dhawaqa dhagihiinna kusoo dhacaya waa mid kamid ah aflaamta taxanaha ah ee lagu turjumay af-Soomaali kuwaas oo ugu badnaan habeen kasta...

Most Read